“Amaanka Buulo-xaawo waa in wax laga qabtaa” Bayxani

Maxamuud Axmed Bayxaani Guddoomiyaha degmada Beled Xaawo ayaa saraakiisha ciidamada faray inay xoojiyaan ammaanka degmada oo maalmihii ugu dambeeyay aan wanaagsanayn.

Guddoomiyaha oo saaka kulan la qaatay saraakiisha ciidamada ayaa sheegay inay isla garteen xoojinta ammaanka, isla markaana laga hor tago falalka lidka ku ah xasilloonida degmada.

Waxa uu sheegya in maalin iyo habeen ay saraakiishu diyaar u yihiin xasilinta Beled Xaawo.

Falal lagu bar-tilmaameedsanayo dad rayid aha oo qaarkood weerarro lagu dilay ayaa ka dhacay degmada Beled Xaawo maalmihii ugu dambeeyay.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on February 2, 2013. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.