Goolhayaha Ghana 16 Daudi oo Libaax ku Noqday Xulka Cap Varde ee soo Cunay Libaaxii afrika 2-0

Goolhayaha Ghana 16 Daudi oo Libaax ku Noqday Xulka Cap Varde ee soo Cunay Libaaxii afrika 2-0

Xulka Ghana ayaa u Gudbay Sami finalka Koobka Afrika 2013ka kadib Markii ay 2-0 ku Quusiyeen Xulka Jasiirada Cap Varde oo Koobkaan ku cusbeyd inay soo Gaaraan Martigalinta Ugu Dambeysa waxaana Ciyaartaan oo aheyd mid adag lagu Kala Nastay qeybtii Hore 0-0.

Marlkii la isagu soo Noqday qeybtii Danbe Labada Xul waxa ay Bilaaben Weerar iyo Weerar Celis, 3 a.gyan ayaa Lagu galay Rigoore waxana Rigooradaasi u Badalay Gool22 A.Wakaso oo u ciyaraa naadiga Esbanyol ee Dalka Isbeyn,waxii Intaasi ka dambeeyay Carcarta Xulka jasiirada Cap Varde ayaa Cirka isku shareertay waxaana Laadad Xoogan oo ay qabad siyeen Goolka Ghana Ka hortagay Farahana uga saaray Goolhayaha Ghana 16 Daudi oo ahaa Ciyaaryahankii ku qasbay Cap varde inay ku Haraan Wareega 8 eeTartanka.
Daqiiqadihii ugu Dambeeyay Ciyaartaiyadooku socota weerar iyoi ska difaacid ayaa Fusad ka soo Baxday Ciyaartoyda Ghana uuna ka maqnaa Goolka Goolhayaha Jasiirada Cap Varde waxaa si tartiib ah shabaqa u dhexdhigay Kubada 22 A. Wakaso oo Xaqiijiyay Goolkii 2 waxaana Ciyaartii ay ku dhamaatay Plack Stars Ghana oo u gudbay Sami finalkka vs Cap Varde oo ahaa Xulkii isreebrebka TarankaanKu sooliqay Libaaxyadii afrika o ku Haray Wareega 8

Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on February 2, 2013. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.