Shabakada Ciyaaraha GoolFm.net isma laha Jiritaankeeda vs Waxqabadkeeda waxa ayna mudan tahay Ku dayasho…

Shabakada Ciyaaraha GoolFm.net isma laha Jiritaankeeda vs Waxqabadkeeda waxa ayna mudan tahay Ku dayasho…..

Shabakada ka Faaloota Amuuraha Isboortiga Gudaa iyo Dibada ee GoolFM.net ayaa noqotay shabakad hadalheynteedu ku badan tahay Bahda xiiseeysa Ciyaaraha oo waqtigooda u hura sidii ay ula socon lahayeen Hadba waxii cusub ee soo kordha,waxaana mar aan u kuurgalnay Asxaabta kala duwan e ku Taxan La socoshada wararkii ugu Dambeeyay ee Ciyaaraha caalamka iyo gudahha Dalka ay sheegeen inay si weyn ula dhacsan yihiin waxqabadka muuqda ee ay ku talaabsatay Shabakada ka Faaloota Ciyaaraha Caalamka ee GOOLFM.net iyagoo qiray in Milkiilaha shabakada GoolFm.net uu yahy shaqsi u heelan Horumarinta Ciyaaraha iyo sidii Bulshadu ula socon laheyd Haaaadba waxii soo kordha waxa ayna ku Tilmaameen Saxaafiga Maxamed Xaaji Xuseen Raage mid ku dayasho mudan oo waayo aragnimadiisa Isboorti Banaanka keenay.

Hadaba waxaa is weydiin mudan shabakada GoolFm.net oo ah Hoyga Ciyaarha Maqal iyo Muuqaalka Maxa loogu tilmaamay isma laha Jiritaankeda vs waxqabadkeeda ay ku Talaabsatay waxaa Marag Madoonto ah in Guushaasi ay gaartay ayna ku kasbatay Kumanaan Akhristaal ah oo ku kala nool Daafaha Dunida inay ku Timid Dadal wacan oo ay GOOLFM>NET ku talaabsatay iyo Daqiiq kasta oo ay soo gudbiso Macluumadki iyow arkii ugu Dambeeyay Ciyaaraha Caalamka.
GooLFM.Net oo la aas aasay Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 mey 2012ka Haatana ay jirto mudo ka yar Sanad ayaa marka la eego waxqabadka ay muujisayw axaa la oran karaa Bishii ay jirtay waa mid u dhigma Sanad Taasoo Noqoneysa 8 Bilood ee ay jirtay inay ka dhigan tahay 8 sano,waxaana maalintii Booqda GOOLFM.net Dad gaaray 50.000 oo qof oo Ku xiran Shabakada iyo wararka isboorti ee ay soo bandhigto.
Maxamed Cabdikariin Warsame oo degan hargeysa waxa uu ku leeyahy Bunka Subixii Markaan soo cabo waxaan u hor eegaa wabaseytyada GOOLFm.net si aan u ogaadow ararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha,habeenki marka aan u hoyanayo Gurigeygana wabseytka waxaan ku soo qatimaa GOOLFM>Net si aan u jaleeco Maxaa Cusub iyo Bari maxaa dhici doona isagoo si gaara uga mahad celiyay Milkiilaha Hindisay shabakadaan caalamiga ah ee GOOLFM.NET Maxamed xaaji Xuseen raage .
Hadaba waxaan U Rajeyneynaa i GOOLFM. NET Hoyga Ciyaaraha inay Sanadkaan Cusub ee 2013ka sidii looga bartay 2012kii May vs Disembar inay Muujiso

Hadafka GoolFM.net Waa soo bandhigida warar isboorti oo xiiso Xambaarsan iyo kasbashada Tagaeerayasheeda ku kala sugan Gudaha iyo Dibada,waxana shabakadaan ay xiriir la leedahay shabakado caalami ah oo ku xeel dheer arimaha Isboortiga Caalamka

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Mxamed cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on February 2, 2013. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.