Baaxasan Shariif Muunye’ Waxaan soo dhaweynayaa Nabada ka curatay Muqdisho.shacabkana waxaan leeyahay Gacmaha isqabasada Kana shaqeeya……..

Baaxasan Shariif Muunye’ Waxaan soo dhaweynayaa Nabada ka curatay Muqdisho.shacabkana waxaan leeyahay Gacmaha isqabasada Kana shaqeeya……..

Baaxsan Shariif muuye oo ka mida Jalaiyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Mareykanka Gaar ahaan Magaalada Minessota ayaa shegay in Nabadgalyadu Tahay Furaha Nolosha isal markaan ay muqadas tahay in laga shaqeeyo sidii lagu suurtalain lahaa ,waxana uu codsaday in Nabada ka Bidhanatay Muqdisho lagu dadaalo sidii loo Horumarin lahaa,isla markana Shacabku u noqon lahaa kuwa adkeeya wadajirkooda iyo isku duubnidooda.
waxa uu xusay in Hadii la helo arintaasi ay Markaasi imaaneyso Horumarka la doonayo isagoo tilmamaay in Nabadgalyadu ay kow ka tahay Horumarka loo Bahan yahay.

Baaxsan Shariif Muunye waxa uus heegay in Muqdisho uu ka daganaa DegmadaWadajir isla markana halkasi uu ku dhaawacmat wiikisa uu jecelyahay ee Maxamed Baaxsan Shariif oo 25jir ah ayna kuw ada noolyihin Mareykanka.

‘ wiilkeyga waxaa lugaha ka jartay Bambo ku dhacday waxaana Daaweyn aan u geeyay Liibiya’ayuu yiri Baaxsan shariif oo intaasi kud aray in 1992kii uu yimid Yaman,ka dibna 1995tii uu sooa aday Liibiya si uu wiilkiisa ula Tacaalo Xaaladisia Caafimaad Halkaasoo mudo 1 sano ah uu joogay ka dibna dib u laabtay.

Baaxsan shariif Muunye waxa uus heegay in Xaalada wiilkiisa Maxamed Baaxsan shariif oo 25jir ah ay hada wanaagsan tahay isla markaana ay hada ku noolyihiin Mareykanka oo ay yimaadeen 2000.

Baaxsan Shariif Muunye waxa uu u soo jeediyay shacaka soomalaiyed inay Dantooda Gartaan isla markaana u guntadaan siidi ay uga shaqeynlahayen Nabada iyo Horumarka wadankooda.

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on February 21, 2013. Filed under Warka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Responses are currently closed, but you can trackback from your own site.