WAREYSIGA TODOBAADKA CAYAARYAHAN HORE MUXUDIIN CAMBAR KHAMIIS IYO XAMDI MAXAMED KEDIYE 02 12 2013

.
.
______________________________

Share on Facebook

Other Interesting posts:

Posted by on December 11, 2013. Filed under Dhacdooyinka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

One Response to WAREYSIGA TODOBAADKA CAYAARYAHAN HORE MUXUDIIN CAMBAR KHAMIIS IYO XAMDI MAXAMED KEDIYE 02 12 2013

  1. Aduunyooy xaalkaa be. way dhacdaa adoo pilot ah in waqtigu gaari gacan kuu dhiibo adoo weliba ku qanacsan qadarka & duruufaha jira awgeed. waxaa igu xusuusa ciyaar yahan Muxiyadiin canbar khamiis. inta aan ka aqaanay wuxuu ahaa ciyaar yahan ku sifoobay akhlaaq wanaagsan, xishood diin huwan, waxaanuu seen beri ka ciyaari jiray center back. farsamada waxa udheeraa wuxuu ahaa madaale orod badan, waxa weli indhahayga kusii sawiran ciyaar ay wada ciyaarayeen xulkeena soomaaliya & xulka masar.80s. madaxeedii ayey ahayd. mustafa abdow ahaana weerar yahan weyn oo Reer masara ma hubo inuu fuulay 7or 11 laakiin waxaan hubaa inuu raacaayey kuna noqday laf dhuunta ugashay halyeeygii Qaranka soomaaliyeed yaa waaye yaakale hee. Muxiyadiin cambar khamiis la aantiisna maalintaas goolal badan nalaga dhalin lahaa Star Canbar la’aantiis.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>