Home » Entries posted by Abdiyare
Stories written by Abdiyare
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ku adkaysatay Diidmada Ciidamada badda Kenya la maalgaliyo

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo ku adkaysatay Diidmada Ciidamada badda Kenya la maalgaliyo

Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda Soomaaliya oo shalay dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho kadib markii shir ay uga Qeybgashay magaalada Washiton DC  kaasi oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya, ayaa ka hadashay arimo badan. Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ku adkaysatay in Q.midoobay ay kala hadashay in aysan maalgalin siinin Ciidamada bada Kenya oo rabay [...]

Share on Facebook

Inaa-Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow. Madaxweynaha ayaa wuxuu ku tilmaamay Marxuumka geeriyooday inuu kasoo qeyb qaatay nabadeynta Soomaaliya. Wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janatul [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Tacsi Inaa-Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan qoyskii,asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan oo xubin ka ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa wuxuu ku tilmaamay Xildhibaankii geeriyooday inuu [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan oo ka mid ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib markii uu xanuun ku soo booday. Xildhibaanka ayaa horay waxaa uu Wasiir uga soo noqday Xukuumadii Cumar Cabdirashiid ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti. Geerida Xildhibaanka ayaa waxaa xaqiijiyay mid ka mid ah ehelada Marxuumka oo sheegay [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Reuters | Thursday, February 14, 2013 | Iran has denied allegations that it has been supplying Islamist militants in Somalia with weapons, describing the charges as “absurd fabrications,” according to a letter obtained by Reuters on Thursday. As the United States pushes for an end to the U.N. arms embargo on Somalia, U.N. monitors following [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Wararka ka imaanaya degmada Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga u saaran yihiin, kadib markii ay isaga baxeen Xarakada Al-Shabaab. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa tan iyo shalay u gar-guuranaya degmada Janaale oo ah deegaan ku caan ah wax soo saarka Beeraha, kaasoo ka mid [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Afsoomaaliga Yaa Matala? – Qormo!

by Shaakir Maxamed Cabdullaahi | Jannaayo 28, 2013 | Afka waxa uu ka mid yahay astaamaha ama qodobbada madaxa laga tirin karo ee lagu baadi sooco dhaqanka, haybta iyo asalka ay ummad ama koox dad ahi leedahay. Qeexid aan murugsanayn oo afku leeyahay waa ereyada iyo ulajeeddooyinkooda oo ummadi ay isku garato. Dadka adduunka ku [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Golaha Wasiirada oo ka dooday maamul u sameynta gobolada dalka

Shirka Golaha Wasiirada  Khamiis, February 7, 2013 | Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodbo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixin la xariirta Safarka Ra’iisal wasaaruhu ku tegay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, [...]

Share on Facebook
Continue reading …
UN rights chief calls on Somalia to re-open case of reporter and alleged rape victim

UN NEWS CENTRE | Thursday, February 07, 2013 | New York – The United Nations human rights chief today called on the Somali Government to re-open the case of a Somali journalist and the alleged rape victim he interviewed, after they were sentenced to one year in prison, stressing that the sentencing is a serious [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Saddex ruux oo labo ay haween aheyd iyo wiil yar ayaa ku dhaawacmay qarax miino saaka lala eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM, kaasoo marayay nawaaxiga isgoyska Banaadir. Qaraxa oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa laga maqlayay qeybo ka mid ah magaalada, waxaana uu ahaa miino la dhigay wadada dhinaceeda. Kolonyada Ciidamada AMISOM [...]

Share on Facebook
Continue reading …