Home » Entries posted by Ayaanle
Stories written by Ayaanle
Aqoon siweydaarsi ku saabasan dowrka dhalinyarada

Aqoon siweydaarsi ku saabasan dowrka dhalinyarada

Aqoon siweydaarsi ku saabasan dowrka dhalinyarada soomaaliyeed ay ku yeelan karaan dib u dhiska iyo Nabad ku soo dabaalida dalkooda oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho. Xiligii dowladii ayaa la arki jiray dhalinyaro arday ah kuwaas oo raxan raxan u socdo si ay u bartaan furaha mustaqbalkooda waxaana ka mid ahaa waxyaabaha si lacag la.aan ah […]

Share on Facebook
Salaadiin iyo waxgarad Muqdisho ku kulmay oo qodobo ka soo saaray maamul u sameynta gobolka Hiiraan ( DAAWO SAWIRADA )

Kulan balaaran oo ay ka qeyb galeen, Waxgarad, Salaadiin, culumaa’udiin, aqoonyahano iyo saraakiil ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayey arrimo ku saabsan maamul u sameynta gobolka Hiiraan. Kulankan ayaa lagu lafa guray qaabka ugu haboon ee maamul la soo doortay loona dhan yahay, looga sameyn karo gobolka […]

Share on Facebook
Continue reading …

Qaar ka mid ah odoyaashii soo Xulay Golaha Baarlamanka oo ugu Baaqay Qeybaha kala duwan ee bulshada somaliyeed in ay La Shaqeeyaan Dowlada Somaliya Si …… Qaar ka mid ah 135-tii Oday dhaqameed ee soo ee soo xulay baarlamanka Soomaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay ay kaga hadleen arimo dhowr ah oo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Shirkadda Dhoofinta Mooska ee FRUITSOME oo Heshiisyo Caalami ah la gashay Shirkadaha DOLE iyo DEL MONTE (DAAWO SAWIRADA )

Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweyne caalami ah oo looga hadlayay dhoofinta Mooska iyo miraha kale kaasoo socdey 06 illaa 09 bishaan feberaayo, arrimo ku saabsana shirkaas iyo heshiisyo ay soo gashay ayay mas’uuliyiinta shirkadda Fruitsome kaga warbixiyeen xaruntooda Muqdisho ee Soomaaliya. Guddoomiyaha shirkadda, Cusmaan Xayle ayaa sheeagy inay ku guulaysatay […]

Share on Facebook
Continue reading …
Filim ka hadlaya Burcad Badeeda Somalida oo indhaha Caalamka soo jiitay [Daawo]

Sanadkan ayaa waxaa lagu wadaa in tartanka Aflaamta Caalamka ee Maraykanka ee loo yaqaan (Oscar Award) markii ugu horeysay lagu soo daro filim ay jilayaan Soomaali Qaxooti ku ah dalka Koonfur Afrika, balse ka hadlaya xaalada burcad badeeda Soomaalida. Filimkan ayaa lagu dhigay dalka Koonfur Afrika maadaama xaalada amni darteed aan xiligan lagu dhigi karin dalka […]

Share on Facebook
Continue reading …

Qaxootiga Soomaalida ah ee ka soo tagaya Xeryahaa Qaxootaga ku yala Kenya ayaa sii kordhay Qaxootigana waxa  ay maciin bideen in ay ku noolaadaan gudaha Dalka Soomaaliya ayagoona Qaarbadan ay Xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ay ka soo gudbeen halka qaarkakalana ay Diyarad kaga soo tageen Dalkaa Kenya. Hay’ada QM  ee arimaha bini aadanimada ee marka […]

Share on Facebook
Continue reading …

Ergayga gaar ah ee Q,M uqaabilsan Soomaaliya Agoostina Mahiiga ayaa waxa uu sheegay in golaha Amaanka Q,M Todobaadka Soosocda ay kulan ka yeelan doonaan arimaha Mustaqbalka Soomaaliya. Danjire Mahiiga ayaa sheegay in Warbixin laga dhageesan doono marka la qabto kulankaa warbixin la ga dhageesan doono wakiilka Xohayaha guud ee Q,M uqaabilsan dhanka Siyasadda Soomaaliya Jeervi Vilited […]

Share on Facebook
Continue reading …

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso shaqo joojin  ay sameeyeen ganacsatada gaadiidka wadda iyo kuwa ka ganacsatada shidaalka. Ganacsatadan ayaa isugu jirey kuwa booyadaha, kuwa gaarsiiya gobolada kale, gawaarida xamuulka qaada iyo qaar kale oo badan. Waxay saxaafadda kula hadleen banaanka magaalada Bosaso halkaas oo ay isugu geeyeen dhamaan gawaaridii ay wateen waxaana ay sheegeen […]

Share on Facebook
Continue reading …

Gudiga Xuquuqul insaan iyo Haweenka uqaabilsan Baarlaamaanka ayaa waxa ay kulan ka yeesheen Xukunkii dhawaan lagu riday Wariye C/Casiis C.nuur Ibraahin Koronto iyo Haweeneedii sheegtay in la kufsaday waxana ay sheegeen in xukunkaasi uusan aheen mid wanaagsan. Qadiijo Maxamed Diiriye oo ah gudoomiyaha Gudiga Xuquuqul insaan iyo Haweenka uqaabilsan Baarlaamaanka ayaa waxa ay shaaca ka […]

Share on Facebook
Continue reading …
Idaacadaha Kenya oo in la dhimo lagu heshiiyay

Xoghayaha joogtada ee wasaarada warfaafinta Isgaarsiinta  Bitange Ndemo iyo xoghaya guud ee John Omo ayaa waxay sheegeen in idaacadahan ay si sharci dara ah ay ku howlgalayeen islamarkaana ay qatar ku hayn hawada wadanka. Dr Ndemo  ayaa waxaa uu sheegay in kuwa aan ku faraxsanayn go’aanka lagu damiyay idacaadahas ay aadaan maxkamada . Gudiga Is-gaarsiinta […]

Share on Facebook
Continue reading …