Home » Entries posted by Joker
Stories written by Joker

Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay su’aalo weydiiyay wasiiro ka tirsan xukuumada cusub

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan uu ku yeeshay xarunta Golaha shacabka waxaa aay so,aalo ku weydiiyeen Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, oo horay baarlamaanku u codsaday in aay hor yimaadaan si su’aalo loo weydiiyo. Fadhiga maanta ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka [...]

Share on Facebook

Sida aay sheegayaan wararka laga helaayo magaalada Marka qarax nooca bambada ah ayaa duhurkii maanta ka dhacay Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose. Qaraxa oo ahaa bambada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu tuuray sida la sheegay goob ay ka agdhawaayeen ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Magaalada Marka. Inta la xaqiijiyay labo kamid ah dad [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Degaano ku dhaw dhaw Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoogan kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo garab ka helaayo kuwa Kenya ee magac ahaan ka tirsan Amisom  iyo Xoogaga Al-Shabaab. Dagaalkaan ayaa dhacay kadib markii ay ciidamada dowlada iyo kuwa [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Maamulka gobolka Banaadir oo maanta burburiyaya goobo sharci daro ah

Ciidamo hoostaga Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bur buriyaya  dhismooyin si sharci daro ah uga dhisnaa hareeraha Xeebta liido ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Degmada Cabdi Casiis C/llaahi Fanax ayaa sheegay inaysan udul qaadan doonin in dhismooyinka dawlada ay leedahay dad shacab ah iska dhistaan si sharci daro ah wax amar aha aan ka heysan dowlada [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Qabiilada wasiirada cusub aay kasoo kala jeedaan

Ka dib magacaabidii galabta la magacaabay wasiirada cusub ee soomaaliya ayaa waxaan isku deynay in aan aqristayaasheyna usoo tabino magacyada iyo qabiilada aay kasoo jeedaan 10ka wasiiir ee la magacaabay. Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan  – Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada (Beesha Dir/isaaq) C/llaahi Abyan Nuur  – Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta (Beesha [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Labo weerar ismiidaamin ah ayaa goor dhoweed waxaa lagu qaaday Maqaaxida The Village qeybteeda degmada Hodan ee ku dhow Isbitaalkii Digfeer, iyadoo aay noqoneyso markii labaad ee maqaayadaaha the Village lagu qaado weeraro is qarxin ah , xili dhawaan qeebteeda xamar weyne aay ku nafwaayeen dad aad u tiro badan oo aay ku jireen wariya [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Waraka ka imaanay degaan u dhaxeeyo Marka iyo Buufoow ayaa sheegaya  weerar gaadmo ah oo duhunimadii maanta lagu qaaday Kolonyo ay la socdeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ka soo baxay magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose, in lagu dilay taliyahii Guutada shanaad Jen. Goordon oo gawaarida lagu galbinayay ayaa la xaqiijiyay inuu ku [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta ee midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay subaxnimadii waxeey u jaheesteen dhanka magaalada Jowhar oo ah magaalada ugu weyn magaalooyinka aay gacanta ku hayaan wali dhaqdhaqaaqa Ashabaab ee dhawaantaan lagala wareegay goobo badan oo aay ka midtahay magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo magaalooyinka kale sida Kismaayo [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaye in halkaa uu ka dhacay maanta qarax aay wax ku noqdeen dad gaaraya Illaa lix ruux oo ku dhaawacantay, kadib markii qarax loo adeegsaday  bam uu ku qarxay xarunta maamulka degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. sidoo kale waraka ayaa ku daraya in qaraxan lala beegsaday ciidamo ka [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ciida sanadkaan Soomaaliya sidee looga ciiday?

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa dadku si isku mid ah ugu ciideen maanta iyadoo dadku aay mushaaxayeen wadooyinka isuguna hanbalyeeynayeen ciida , sidoo kale waxaa ay dadka aroortii hore ee saaka u dareereen Masaajidada, oo ay ku oogeen Salaada Ciida. Wadooyinka ayaa lagu arkayay caruur labisan oo ku ciyaaraya Bastooladaha iyo alaabaha kale, waxaana [...]

Share on Facebook
Continue reading …