Home » Entries posted by QOL Admin
Stories written by QOL Admin
Africa’s ‘Arc of Instability’

Africa’s ‘Arc of Instability’

By:Michelle Shephard National Security Reporter, Tonda MacCharles Andrew Livingstone and Laurent Prieur Toronto Star Published on Sat May 18 2013 MOGADISHU, SOMALIA—Everyone in Mogadishu knew an attack was imminent. Double agents within Al Shabab had warned Somalia’s security services that something spectacular was coming. Shabab spies within Somalia’s security service were tracking the warnings. Spying and [...]

Share on Facebook

Kulanki maanta ee baarlamaanka oo ay soo xaadireen 155 mudane ayaa waxaa shir gudoon ka ahaa gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka mudane Jeylaani Nuur Iikar, ajandahana waxa uu ahaa ansaxinta miisaaniyada Sadaxdi bilood Oct, Nov, iyo Dec ee sanadkii hore iyo soo gudbinta qoraalka talooyinki gudiga maaliyada iyo miisaaniyada ee baarlamaanka oo shalay la [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Ka dib Muran soo kala dhexgalay haweeneyda askariga aheyd kana tirsaneyd Ciidamada Ku sugan kismaayo iyo 2askari oo iyaguna isla Ciidankaasi ka wada Tirsan, ayaa Haweeneydaasi u suurta gashay inay wada qaarajiso 2 Askari  ee ay ka wada Tirsanaayeen Ciidanka Maamulka KMG ee ksimaayo iyagoo isla goobtii ku nafwaayay. Ciidamada Maamulka KMG ee kismaayo  ayaa [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Col Bare Aadan Shire ‘Hiiraale’oo ka mida madaxaweynayaasha Jubaland ee Kismaayo ayaa saaka ka  yaabsaday Reer Kismaayo ka dib markii xaruntiisa lagu arkay 2 madfac oo ka soo dhex muuqda. Qaar ka mida bulshada Deegaanka Kismaayo ku dhaqan ayaa is weydiiyay Madaaciifdaan ka soo dhex muuqatay Xarunta Madaxweynaha Jubaland Col Bare Hiiraale waxaan madaaficdaan dusha [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Ciidamada Dowlada Soomaaliya aaya Saaka howlagal Balaaran waxa ay ka wadaan Xaafado ka mida Muqdisho,waxanaa howlgalkaasi lagu qabqabtay dhalinyaro kor u dhaafaya 100 kuwaasoo laga qabqabatay xaafadaha Baar Ubax, Carwo Itko, Xamar Jadiid, Bakaaraha, Towfiiq,iyo warshadaha oo ak kala tirsan Degmooyinka Howlwadaag, Warta Nabada iyo Degmada Yaaqshiid. Dhalinayradaan ayaa la isagu geeyay Goobo kala duwan,waxaana [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Haween ka mida  kuwa ku dhaqan Muqdisho oo iskood isku soo abaabulay ayaa saaka Banaanbax ay ku muujinayaan taageerada Xukuumada Soomalaiya ka sameeyay wadadada Maka mukarama,waxaana haweenkaasi ay soo qaateen Boorar ay ku xardhan yihiin halkudhegyo ay ku doonayaan in la badbaadiyo xukuumada Soomaaliya oo aan la ridin iyos awirka raisulwasaaraha Soomaaliya dr Cabdi faarax [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Afhayeenka Howlgalada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdulcasiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Xarakadoodu ka dambeysay hoobiyayaashii lagu riday Madaxtooyada Villa Soomaaliya,waxaana uu sheegay in 5 ka mida  askarta dowlada ay ku geeryoodeen Gudaha Madaxtooyada ,isla markaana qasaaruhu inta aka badnaan karo sida ay xogta ku heleen. ‘dhamaan madaafiicda aan ridnaywaxa ay ku dhaceen gudaha Madaxtooyada’ayuu yiri [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Maxaad ka taqaanaa shaqsiyaadka Qas-wadayaasha ah ee waday Mooshinkii Dhicisoobay.?

Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay  khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, ayaa waxaa la ogaaday in shaqsiyaadka ka dambeeyo fowdadaasi. Marka la eego shaqsiyaadka [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Somalia And The Slippery Slope Of ‘Jubbaland’ – OpEd

May 19, 2013 | By Abukar Arman | If the latest development in Somalia gives you the feeling of being trapped in the Twilight Zone—somewhere between relative security and renewed bloodshed—you are not alone. Due to the array of competing internal and external interest groups and the federal government’s lack of clear grand strategy or capacity [...]

Share on Facebook
Continue reading …

PRESS RELEASE For Immediate Release Mogadishu, May 19, 2013: Ugandan soldiers from Battle Group 9+, under the command of Colonel Stephen Mugerwa, yesterday completed their 13 month tour of duty and began to return home. The soldiers were awarded AU peacekeeping medals in a farewell ceremony held at Mogadishu International Airport and attended by Brigadier [...]

Share on Facebook
Continue reading …