Home » Entries posted by Sayid Ali Y Sheikh
Stories written by Sayid-Ali
Somali Islamists threaten to execute Kenyan hostages

Somali Islamists threaten to execute Kenyan hostages

Somalia’s Al-Qaeda-linked Shabaab insurgents issued an ultimatum to Kenya on Wednesday to release all prisoners held on terrorism charges or they will execute all Kenyan hostages they hold. Issuing a February 14 deadline, the extremist group demanded in messages posted on Twitter the release of “all Muslim prisoners held on so-called terrorism charges in Kenya”. [...]

Share on Facebook
Somalia at Zone V semis after knocking down Burundi

The Men’s National basketball team of Somalia has on Wednesday showed a great wonder at the ongoing Africa’s Zone V basketball tournament after crashing their Burundian rivals by 98-80 points in what seems to be symbolising the return of Somalia’s lost power in African basketball. Hundreds of cheering chanting Somali fans have occupied the National [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Africa needs investments not intervention

Kenya: The Prime Minister has committed Britain to a struggle against the ‘existential threat’ of terrorism in Africa that he says will take ‘years, even decades’ of patience, intelligence and toughness. Well, there’s some truth in what he says, but not in the implication that this is a new threat to Africa — nor that our [...]

Share on Facebook
Continue reading …
U.S. Recognition Doesn’t Bode Well for Somalia

The United States government’s recent recognition of Somalia’s new government is no cause for hope for the Somali people. Official recognition brings official largess in the form of development aid that will do little to promote development. Worse yet, recognition might help to legitimize what is likely to be yet another oppressive African government. In [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Xulka somaliya ee kubada koleyga oo u gudbay semifinal

Xulka Somaliyeed ee kubada koleyga aya Basket ball ka  ayaa guulo isdaba joog ah ka gaaray tartan ka socda qaarada afrika oo ay ka qaybagalaan wadamo farabadan oo kamid ah qarada afrika. Xulka kubada Kolayga ee dalka Soomaaliya ayaa 98 dhibcood uga badiyay xulka kubada Kolayga ee dalka Burubdi oo la yimid 80 dhibcood maalinimadii [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Daawo Sawirada xuska Mowliidka iyo Somaliya

Waxaa shalay ilaa iyo maanta qaybo farabadan oo kamid ah dhulka somalida ka soconaya dabaaldagyo lagu weyneynayo dhalashada Nabigeena Muxamed CSW. Isku soo baxyo waa weyn oo lagu soo dhawaynayo dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ayaa  ka dhacay Degaanada Caabudwaaq , dhuusa – mareeb , Muqdisho , iyo qaybo kamid ah gobolada waqooyi ee dalka somaliya iyadoona [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Alshabab oo dili doonta maxaabiista Kenyan ka ah

Warbixino iyo muuqaalo ay xarakada Al-shabab soo dhigeen barta Twitter ka ayay ku sheegeen inay haatan gacantooda ku jiraan seddex muwaadiniin Kenyan ah. Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in xarakada al-shabab ay dili doonto maxaabiistan hadii aysan dowlada Kenya si deg deg ah kusii deynin maxaabiis ay ka heysato xarakada al-shabab sida hadalka loo [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Soomaalidii ugu badneyd oo ka baxaysa dalka Kenya.

QOL – Iyadoo ay mudooyinkii dambeba sii kordhayeen tirade dadka Soomaalida ah ee isaga baxaysa dalka Kenya ayaa waxaa hadana cirka isku sii shareeray markii shalay ay soo ifbaxday wararka sheegaya in madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki uu amar buuxa ku siiyay lamaaha amaanka inay deg deg u bilaabaan howlgal ka dhan ah Soomaalida ku nool [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ra’iisul wasaare Raja Pervez Ashraf  oo la xirayo

Maxkamada sare ee dalka Pakistan ayaa maanta warqad xabsiga lagu geynayo u jartay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Pakistan Raja Pervez Ashraf . Warqada kasoo baxday maxkamada ayaa lagu sheegay in ra’iisul wasaare Raja Pervez Ashraf   lagu samayn doono baaritaan la xariira Musuq maasuq iyo wax is daba marin. Mudooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa soo if baxayay warar [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Top News : The list of foreign hostages held in Somalia

A French secret agent under the alias of Denis Allex remains hostage in Somalia after a military operation on Saturday failed to free him. Of the several foreigners known to be held captive in the war-torn country, the Frenchman has been held hostage the longest. Below are details of the other kidnappings. April 1, 2008: [...]

Share on Facebook
Continue reading …