Home » Entries posted by Axamed Maxamed Cabdule
Stories written by uurdoox

Wanger ma qaadan Karaa 6 dhibcood ee Wigen vs Newcastle si uu Champions Liguae 2013-3014 ugu soo baxo

Wanger ma qaadan Karaa 6 dhibcood ee Wigen vs Newcastle si uu Champions Liguae 2013-3014 ugu soo baxo Waxaa la is weydiinayaa Macalin Wanger oo mudo dheer soo leylinayay Kooxda Arsenal ma qaadan karaa 6 dhibcood ee Naadiyada Wigen iyo Newcastle si uu ugu soo baxo Champons Liguae 2013-3014 ee Xili ciyaareedka soo socda Maadam [...]

Share on Facebook

shir looga soo horjeedo shirka kismaayo oo MaantaKismaayo ka dhacay………….. waxaa Maanta ka dhacay xarunta Gobolka Jubada Hoose ee Kismaayo kulan ay siagu yimaadeen waxgarad,odoyaal iyoa qoonyahano ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka iyo Gedo,waxaana kulankaan si weyn loogu qaadacay shirka ka socda Jaamacada Kismaayo. Nabadoonka Besha sade ee Waamo NabadoonMaxamed Bashiir Madoowe yaroow oo ka [...]

Share on Facebook
Continue reading …

2 Qarax oo Gilgilay Maanta Agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga ee Jidka warshadaha………. 2 qarax oo waaweyn ayaa Maanta gilgilay Agagaarka wasaarada Gaashaandhiga ee Jidka Warshadaha,waxaana la shegayaa in qaraxyadaasi oow ax yar kala Dambeeyay ay geysten dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidanka Milatariga Dowlada Federaalka Soomalaiya ee goobtaasi ka ag dhawaa. Ciidamada Milatariga Soomaaliya aya Xiray [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Maxkamad ku taala Mareykanka oo xukuno ku riday Dhalinyaro Soomaaliyeed. Maxkamada ku taala dalka Mareykanka ayaa xukun ku ridday dhalinyaro Soomaali ah kadib markii lagu helay iney taageero u raadinayeen argagixisada Shabaab. Maxakamadaynta Labadani ruux ayaa ka dambesay kadib markii lagu helay dembi la xirira in ay taageero u raadinayeen kooxda Shabaab ayagoo la sheegey [...]

Share on Facebook
Continue reading …

EnG Faysal Cali Waraabe’ Diinta Soomaaliland uga bixi Maayo Hadii aan la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Xalay ka hadlayay Xaflad Taageerayasha Ucid ay ku qabteen Magaalaad Bristol ee Wadanka Ingiriiska ayaa sheegay inuu la Yabaay Dadka wali ka hadlaya KLulankii dhawaan ku dhexmaray Hoteel ku Yaala [...]

Share on Facebook
Continue reading …

2 nin oo Xalay Lagu dilay goob Maqaaxi ah oo ku Tiilay Garoowe…………. Rag ku hubeysan Qoriga Ake47 ayaa Xalay ku toogtay Goob Maqaxi ah oo ku Tiilay Xarunta Puntland ee Garoowe marxuumiin la kla oran jiray Cabdirisaaq Bootaan iyo nin kale oo isna lagu neynaaso Afdhuub.waxaana marxuuminta ay ku geeryoodeen Isbitaalka garoowe. Ciidmada Booliska [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Dagaal Xalay ka dhacay Goof Gaduud Shabeeloow oo u dhow Baydhabo……………… Dagaal culus oo la isku adeegsaday Noocyada kala duwan ee Hubka aya Xalay ka dhacay deegaanka Goof Gaduud Shabeeloow oo u dhow magaalada baydhabo ee Gobolka Bay,waxaaana dagaalkaan uu u dhaxeeyay Ciidmada Dowlada vs kuwa Amisom oo dhinac ah iyo Ciidanka xarakada Alshabaab. Dagaalkaan [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Waa sidee Saaka jawiga xarunta Gobolka Togdheer ee Burco…….. Xaalad deganaansho ah ayaa Saaka k amuuqata xarunta Gobolka Togdheer ee Burco oo shalay ay ka jireen Shaqaaaqooyin sababay dhimasho iyo dhaawac. Goobaha Ganacsiga,kuwa Waxbarashada ayaa saaka dib u furmay ka dib Markii shalay Galankii hore ay xirmeen shaqaaqo keentay dhimasho iyo dhaawac markii halkaasi ay [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Afhayeenka Dhinaca Howlgalada Alshabaab oo sheegay inay ka dileen Amisom Ciidan ka badan 3000 askari………… Afhayeenka Howlagalada Xarakada Alshabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada Andalus ee Taageerta Xarakada Alshabaab ayaa waxa uu sheegay in Ciidmaada Amisom ee ay kula Dagaalameen Gudaha Wadanka Soomaaliya ay ka dileen in ka badan 3000 askari. Sheekh [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Afhayeenka Beelaha hawiye’ Looma Baahna Xiligaan Mooshin ka dhan ah Raisulwasaaraha Soomaaliya’…………. Odoyaasha Beelaha hawiye ayaa siw eyn uga soo Horjeestay Mooshin ay wadaan Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo la doonayo in looga Taqluso Raisulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon’ Saacid’. Afhayeenka Odoyaasha Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed diiroye Cali ayaa sheegay in xiligaan aan [...]

Share on Facebook
Continue reading …