Home » Archives by category » Ciyaaraha
Cayaarihii Columbus, Ohio – CISC 2013

Cayaarihii Columbus, Ohio – CISC 2013

Waxaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu qabtay tartankii sanadlaha ahaa ee kubadda cagta, kaas oo sanadkaan aheyd sanad guuradii 13aad  ee ka soo wareegatay qabashada tartankan. Tartankaan oo ay kasoo qeyb galaan cayaartoow farabada oo ka kala yimaada gobolada dalka Mareykanka iyo Dalka Canada ayaa sanadkaan wuxuu ahaa mid ay kasoo [...]

Share on Facebook
Somalia at Zone V semis after knocking down Burundi

The Men’s National basketball team of Somalia has on Wednesday showed a great wonder at the ongoing Africa’s Zone V basketball tournament after crashing their Burundian rivals by 98-80 points in what seems to be symbolising the return of Somalia’s lost power in African basketball. Hundreds of cheering chanting Somali fans have occupied the National [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Guddoomiyaha XSKK oo ka hadlay qeybgalka Tartanka Zone V ANC .

 MUQDISHO: Xulka Qaranka Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalaya  Tartanka Zone V ANC 2013, kasoo ka dhacaya Caasimadda dalka Tanzania ee Dar el Salam inta u dhaxaysa 21-26 bishan. Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali [Roombo] ayaa warbaahinta gudaha uga waramay in ay dadaal u galeen sidii Tartankan looga qeybgeli lahaa [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Xiriirka Kubadda Koleyga oo Qalab Isboorti la Guddoosiiyay

MUQDISHO:Garoonka Kubadda Koleyga 1da Luulyo  {Ex-Lugino} ee Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacday Kulan Guddoonsiinta qalab kala duwan oo  Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed uu soo gaarsiiyay Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada jiilka cusub ee Isboortiga iyo dhaqanka [NGSC] C/Qani C/llaahi Hilowle (C/qani Jeenyo). Ugu horeyn waxaa dadaalkiisa ku aadan ururintii qalabkan Isboortiga iyo sida ay ugu suragashay inuu [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Gabdhaha K/Gacanta Horseed iyo Dekedda oo kulan saaxibtinimo Ciyaaray

Gabdhaha K/Gacanta Horseed iyo Dekedda oo kulan saaxibtinimo Ciyaaray MUQDISHO: Kooxaha Gabdhaha Kubadda Gacanta Horseed iyo Dekedda ayaa kulan saaxibtinimo oo ay ugu diyaargaroobayaan Horyaalkii 4aad ee Gabdhaha ku yeeshay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho. Iyadoo kulan ciyaareedkan xiisaha lahaa ay guusha ku raacday  8-4 Gabdhaha Horseed. Ciyaartan oo taageerayaasha qaarkood ay aaminsanaayeen [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Maxay Wasaaradda Sportigu u eeganeysaa fool xumada xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliya…?

Waxaa mar waliba sii kordhaya guuldarrooyinka ay la soo kulmaan wiilasha ku cayaaraya magaca Xulka Qaranka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo sanad kasta marka ay ka qeyb galaan tartan Sport dhabarka loo soo saariyo goolal fara badan, iyagoo aan ka gudbin wareegga koowaad. Guuldarradaas ay sanad waliba la soo kulmaan xulka Qaranka Soomaaliyeed xilli cayaareed walba [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Isku aadka ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA

Isku Aadka Ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Tournment 2012 oo la shaaciyay iyo 38-koox oo wiilal iyo gabdho ah oo ka qeyb gali doonta. Isku aadka Ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Tournment 2012, ayaa si toos ah loo shaaciyay iyadoona sanadkaan ay ka qeyb galayaan 36-koox oo wiilal ciyaaraha Fustelka ah iyo 2-kooxood oo Gabdho [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta oo ka furmay Muqdishu

MUQDISHO: Horyaalkii 13aad Kubadda Gacanta ayaa ka furmay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho. Iyadoo ay ka soo qeybgaleen furitaanka tartarkan  mas`uuliyiin ka socotay wasaaradda Isboortiga, Maamulka Gobolka Banaadir, GOS  iyo madaxda Xiriirada kala duwan. Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Gacanta Maxamed  Xuurshe Xasan [Eenoow]  ayaa ugu horeyn ka warbixiyay kooxaha ka qeybgalaya Horyaalkan isagoo dhinaca [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ciyaar saaxiibtimo oo dhexmartay Horseed SC iyo Dixon FC – U11

~ Afro-Can SC Winter 2012 Tournament Started ~ HORSEED SC vs DIXON FC – U11 Waxaa si daran doori ah weli u soconaya ciyaarihii Afro-Canadian Soccer Tournament, waxaa xalay ciyaar saaxibtiinimo ah oo aad iyo aad u xiisabada wada ciyaaray labada kooxood ee Horseed SC iyo Dixon FC kuwasoo soo bandhigay ciyaar wanaag dadweynihii kasoo [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Xulka Qaranka Kubada Koleyga & Tanzania

Ciyaartoyda  Xulka Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliyeed oo isku diyaarinaayo ciyaaraha kadhicidoona dalka Tanzania bisha January ee sandka 2013. .   . Source: Xiddigaha.ca _______________________________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …