Home » Archives by category » Faalooyinka
Muqdisho Xagee u Socataa??

Muqdisho Xagee u Socataa??

Gudoomiye la magacaabay dadkana  eeyan dooran maxaa laga dhaxlay ?? Waxaa xaqiiq ah in caasimada Somalia ee Muqdisho  xiligaani  aay u baahan tahay in laga hadlo halka aay u socoto iyo meesha aay ka timid 22 sanno ka dib,Muqdisho oo ah gobol ka mid ah gobolada Somaliyeed  balse ilaah ka dhigay caasimadii umada Somalia ayaa [...]

Share on Facebook
Sannad guuradii 70aad ee xisbigii SYL

HALGANKIIXISBIGII S.Y.L – 15-ka May 1943 Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah   sannad guuradii 70aad ee ka soo wareegta xisbigii gobanima doonka ahaa ee S.Y.L 15 May 1943, taasoo ku soo begantay in maanta [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Shirka London: DIYADA ka hor DUUG baa la dhiibaa!

 Sidii madaxdan cusub [Guddoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Xasan Ra’iisal Wasaare Saacid] loo caleema saaray, ayaa waxaa soo badanaya erayada ammaan la moodka ah, ee loo jeedinayo, balse, quus iyo qiyaas la’aanta ku taagan. Waxay ka billaabatay magacyada aysan lahayn ee aqooneed ee mar walba loogu yeero ama magacooda laga hormarsho, sida PROF. Taa oo meel [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Jubbaland mise Jufoland?

Taariikhdu waa been ma sheega, waxayna kaydisaa wixii la soo dhaafey iyada oo uga marag kacaysa ruux walba dersina baraysa.  Dhacdo kastaa waxay leedahay mataane iyo mid lammaane la ah isu ekaanshaha iyo fal wadaagga awgeed. Qofku wuxuu ku naaloodaa wuxuu ku niyad san yahay. Sidoo kale wuxuu ku dhaataa wuxuu dhaqankiisu yahay, wuxuuna ka [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Shaqada dowladnimo wasiir miyeey ka bilaabataa ?

Waxaa jirta dhibaato aan in badan lagu baraarugsanen o heysato hey,adeyna fulinta iyo waliba dadka maamulka ka haayo Soomaaliya, waxaaney caqabad ku tahay habsami usocodka howlaha dowladnimo ee somaaliya, lama weydiiyo su’aalaha aay ka mi yahiin  maxaad horay usoo qabatay oo shaqo dowladnimo ah ? sideed usoo mamushay howlihii aad soo qabatay ? maxaad hanti [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Somalia: daunting crisis of security

Somalia is still bleeding. It is suffering endless self-inflicted horrors. Al-Shabaab terrorists are the main culprits of the present carnage in Mogadishu and other towns. In the latest terrorist attacks on the courthouse in the capital, the Al-Shabaab attackers were said to have acquired and were wearing the uniforms of the national security forces. The [...]

Share on Facebook
Continue reading …
KISMAAYO MA KENYAA XUREYSATAY?

Wadciga maanta ay mareyso Soomaaliya waa mid aad xasaasi u ah oo cadawgeenu wejiyo badan yeeshay. Marka hore, waxaa weli soo socda ciidamo Afrikaan ah oo dalka ku soo qulqulaaya, meeshi laga sugaayay in kuwa hadda jooga tiradooda la yareeyo. Bal aan isku dayno inaan xadiidno cadawga ay leedahay Soomaliya iyo sababta dhalisay cadaawada..ma mid [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Somalia, Side-effect of an Overpriced ‘Panacea’

by Abukar Arman  |  on April 4th, 2013  |  With its meager financial and human resources, the Federal Republic of Somalia (FRS) has been doing better than a satisfactory job. However, in recent months, it has been profoundly frustrated by various challenges. Chief among them is what I would refer to as the first side-effect [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Samataroow: Waligaa WAN LA WEYN ma lagu yiri?!

Astaaq furullaah. Inaan PROF. Axmed Ismaaciil Samatar dhaho ayey ahayd. Illeyn haddii kale wuxuu dhihi doonaa: Mansabkii aan aqoontayda ku gaarana waa la ii quuri waayey! Dhanka kale, waayahan dambe haddaan hadalkaaga eray Carbeed ku jirin, waxa aad sheegtaba waa BAADIL. Haddaan XILDHIBAAN dhihi lahaana, isagaaba ka soo carooday, oo yiri kama soo fasax qaadan, [...]

Share on Facebook
Continue reading …
General Dhega Badan: “Maamuus kuuma quuraane MAHADSANID”

Inta badan waxaa la igu eedeeyaa, qoraalladaydana lagu dhilaalaa inaan meel xun uun wax ka fiirsho mar walba oo aan wax qorayo, oo malaha la igu dhibsaday, haddaanba la igu nicin. Taa oo leh qiil iyo qaab marna lagu qotomin karo, marka kalana lagu qabbiro. Waa loo qiilin karaayoo dadka dhibkaa ka tan badshoo qaati [...]

Share on Facebook
Continue reading …