Home » Archives by category » Fanka

Maxaad ka taqaan waayaha Faneed ee Alfanaan Cabdiwahaab Booska…….( Warbixin )

Ka dib markii Dowladii Soomaaliya ay dhacday Horaantii 1991kii, Fanka  Soomaaliya waxa u galay w aji cusub iyo fanaaniin cusub, hadaba  fanaaniintaasi i soo caan baxay waxii ka dambeeyay 1991 waxa aka mida  Fanaanka Soomaaliyeed Cabdiwahaab Maxamed Cumar oo lagu neynaaso Booska  kana mida Fanaaniinta dhinaca Wiilasha e fara ku tiriska ah kuwooda ugu  Cod [...]

Share on Facebook
Hawa Kiin hees cusub ‘Gocasho’ Best Song 2013!

  . . ____________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …
Nimco Yaasiin Caraale oo maanta lagu soo dhaweeyay Hargeysa

Fanaanada Nimco Yaasiin Caraale oo Maanta lagu soo dhaweeyay Hargeysa’ Ruwaayadii Isa Seega Jaceyka ayaa Lagu Xasuustaa’ Fanaanada Nimco Yasiin Caraleoo Bartamihii 80meeyadii ku soo Biirtay Fanka ayaa shalay Markalesoo Gaartay Magalada Hargeysa ee Xarunta Soomaaliland waxaana ay ka timid Cariga Dalka Ingiriiska oo ay Daganeyd. Nimco Yaasiin Caraale oo22kii sano ee ugu Dambeeysay sii [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Remembering Kinsi  Xaaji Aadan!

by Ugaaso A. Boocow  – Our crib was a very traditional Somali household. These days, I’m not sure how you’d define that, because most Somali folks I know have hyphenated identities, but when I was growing up in the ’90s and early 2000s in Toronto, my grandmother, who raised me and gracefully stood in for [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Maxaad Ka Taqaan Fanaaniinta Lagu xasuusto Nabi Amaanadooda Bisha Barakeysan ee Ramadaanka Waxaan Manata idin soo Gudbineynaa Warbxin ku saabsan Fanaaniinta sida gaarka ah loogu xasuusto Nabi amaanadooda Bisha Barakeysan ee ramadaanka ayna Baahiyaan 2 Idaacadood ee Radiyo Muqdisho,iyo Raadiyo Hargeysa iyo waliba Idaacadaha Maxaliga ah ee iyaguna Daaha laga Rogay waxii ka dambeeyay 1991kii. [...]

Share on Facebook
Continue reading …
2 Fanaan ee Kooxdii Iftin Codkoodii isma Badalin ( Khaliif Cismaan Cabdi  vs Bashiir Cali Xuseen )….

2 Fanaan ee soo Wada Maray Kooxdii Wasaarada Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Iftin Bashiir Cali Xuseen iyo Khaliif Cismaan Cabdi’ Sayid Khaliifa wali codkoodii hibada ay u lahaayeen isma badalin waxaana Hubaala in Sayid Khaliifa iyo bashiir Cali xuseen inay yihiin Wali Fananiintii Barismaadka ee Iftin Caanka ka ahaa markaad dhageysato xiligaan Codkooda iyagoo Booqasho [...]

Share on Facebook
Continue reading …

. . _____________________________ Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …

Share on Facebook

Share on Facebook
Continue reading …
Jooqle, Farayare vs Qaboojiye, Cabdifitaax Yare oo soo kala gaaray Muqdisho vs Hargeysa

Jooqle, Farayare vs Qaboojiye, Cabdifitaax Yare oo soo Kala Gaaray Muqdisho vs Hargeysa Fanaaninta Kala ah Cabdi Jaamac Caabi’ Qaboojiye’,Cabdifataax Yare vs Cabdi shire Jaamac’ Jooqle’ Cabdixakin Cise Geedi Farayare ayaa soo Kal GFaaray Hargeysa vs Muqdisho waxaana Marki ay soo Kala Gareen Magalooyinkasi si diran u soo dhaweeyay Bulshada Ku dhaqan 2 Caasimadood ee [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Fanaanka Kooxda Dubai Star Axmed Biif oo Xalay Wacdaro ka dhigay

Fanaanka Kooxda Dubai Star Axmed Biif oo Xalay Wacdaro ka dhigay Munaasabada 1 Luliyo 2012 eeMagaalada Shariqa ee UAE…… Fanaanka Caanka ah ee Axmed Cabdikariin Maxamed ‘Axmed Biif’ oo ka Tirsan Kooxda Fanka Dubai Star ee Wadanka Isutaga Imaaradka carabta ayaa Xalay Kala qeybgalay Kooxdaasi bandhig faneed Lagu Weyneynayay Munaasabda 1Luuliyo 2012 waxaan sidoo kale [...]

Share on Facebook
Continue reading …