Home » Archives by category » News in English
Hambalyo AROOS – Cabdullaahi Gaduudow iyo Xamdi Abdirashiid

Hambalyo AROOS – Cabdullaahi Gaduudow iyo Xamdi Abdirashiid

-HAMBALYO  – HAMBALYO  - HAMBALYO- Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga direynaa Arooska iyo aroosada Cabdulaahi Xirsi Cilmi (Gaduudoow) iyo Xamdi Abdirshiid Maxamuud oo ku aqal galay magaalada Muqdisho bishan March 27, 2015. Waxaa halkaan hambalyo si wadajir ah u diraayo dhamaan dadka hoos ku xusan: Shamsa Xirsi Cilmi Siciid Cabdulle Casir Axmed Cali Qanyare (axmed uul) Aweys […]

Share on Facebook
OpEd: #CadaanStudies

Somali thought leaders and the inadequacy of white colonial scholarship Sahan Journal | By Hawa Y. Mire | March 29, 2015 | The inaugural issue of the Somaliland Journal of African Studies, SJAS was launched in February 2015 after a call for papers that is noticeably missing not only Somali authors, thinkers or scholars but […]

Share on Facebook
Continue reading …
‘We need change now’

Riverside Plaza residents protested the apartment’s management Friday, criticizing their living conditions. MINNISOTA POST | By Elizabeth Smith | March 30, 2015 Residents and community members assembled outside the Riverside Plaza on Friday afternoon holding signs touting messages like “We need change now” and “Stop mistreating us.” Nearly 100 people gathered for the second demonstration this […]

Share on Facebook
Continue reading …
Madaxweynaha oo ka soo laabtey Shir Madaxeedkii Jaamacadda Carabta

29 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar kaga soo qeybgaley shir madaxeedkii Ururka Jaamacadda Carabta. Intii uu socdey shirka ayaa Madaxweynaha waxaa uu kulammo miradhal ah la yeeshay qaar […]

Share on Facebook
Continue reading …
TACSI MARXUUM DANJIRE Yusuf Ismaaciil Baribari

March 29, 2015 Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa qoyskii, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Danjire Yusuf Ismail Bari-bari Oo ahaa Ergeyga Joogtada ah ee u fadhiya Soomaaliya ee Geneva, […]

Share on Facebook
Continue reading …

Muqdisho | QOL | March 30, 2015 – Kulan muddo seddex cisho ah uga soconayay Magaalada Muqdisho duqowda dhaqanka , siyaasiyiinta , aqoonyahanka , haweenka iyo dhalinyarada Beesha Cabdi Yuusuf oo ka mid ah Beelweynta Xawaadle ayaa waxa ay si kulul u dhaliileen qaabka awood qeybsiga golayaasha Wasiirada ee Maamulada KMG ah ee Juba iyo […]

Share on Facebook
Continue reading …
Cambaarayntii Iswidhan: Iinta Dawladda Soomaaliya

Mogadisho | QOL | March 27, 2015 | Warsaxaafadeedkii Wasaaradda Arrimaha Debedda Soomaaliya soosaartay 24kii bisha Maarso (2015) oo lagu cambaareeyey Iswidhan oo ku saabsanaa dhaleeceyn xad-gudub aadmiyeed ay fashay dawladda Sucuudi Careebiya baa amakaag ku curiyey bulshoweynta Soomaaliyeed. Waxay bulshadu ogsoon tahay barnaamijyada Soomaali-saaca ah oo ay Iswidhan tartay Soomaalida halligantay; iyo dhanka kale; […]

Share on Facebook
Continue reading …
St. Cloud business leaders learn about Somali workforce

SCTimes | March 27, 2015 | by Vicki Ikeogu | Members of the St. Cloud business community had the opportunity to learn about Somali culture and workforce at Thursday’s East African Presentation and Job Fair. The two-hour joint presentation by Language Bank Operations Manager Abdul Kulane and Stearns-Benton Employment and Training Council Director Kathy Zavala […]

Share on Facebook
Continue reading …
Ugandan Fighter’s Story of Al Shabaab Somalia Camp

March 27, 2015 – The trial of the 13 suspects accused of masterminding the July 2010 bomb attacks in which more than 70 people, who were watching football at Lugogo and Ethiopian restaurant in Kabalagala died, has continued at Kampala High Court. In the cross examination on Thursday, state witness Mohamoud Mugisha told court of […]

Share on Facebook
Continue reading …
Somaliland: UK Asked to Push for UN Recognition

Even though it acts as a State, it meets the requirements of statehood and it has had full control on its territory for over 20 years, Somaliland is not a member of the United Nations. UN Members and the organization itself have always refused to recognize the country, considering its territory as part of larger Somalia, despite […]

Share on Facebook
Continue reading …