Home » Archives by category » Opinion / Fikrad
Somalia Conference and Rivalry of Civilizations

Somalia Conference and Rivalry of Civilizations

by Abukar Arman  |  on May 10th, 2013  | A few days before the “Somalia Conference 2013” held in London on May 7, a foreign journalist friend of mine sent me an e-mail asking what my thoughts were regarding the upcoming conference hosted by Prime Minister David Cameron. I replied: “My heart’s belief in miracles [...]

Share on Facebook
Xassanow Cadaalada haka Fogaan   !!

Cali Sugule Dun-carbeed  waxaa uu curiyay, “Dab iyo dhagax la iskuma dhuftee kala dhawraay. Wax ka dhigan gobonimada qabiil dhex gashay kala dhowraay”! Burburkii dawladdii dhex ee jamhuuriyada Somalia January 1991 wuxuu uu Somali u horseeday burbur ku yimaado haykalkii qaranimo ee Somalida, waxa aan ka baranay  ayaa ka daran waxa aan ka dhaxalnay,qaran dhisan [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Madax iyo Majo isku maran!

“ Yaa miyir qaboo Maas “Amaah” la weydiiyaa?!” ayaa murti leedahay. Hubaal in MAANKU yahay hagaha XUBNAHA Jirka, MIYIRKUNA yahay halbeegga maanku wax ku hago. Macnaha “MIYIR lahaa MAAN leh!” Balse, MIYIRku isagoo jooga ayaan in badan MAANku shaqayn. Sababo la xirira xigmaddoo guurta, garashadoo gabaabsiya iyo gunnimo u dhalasho [DOQONNIMO] murti kale ayaa leh: [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Tarsan oo soo jeediyay fikrad lala dhacay (DF waa in lagu koobaa 1 Mile)

Duqa magaalada Muqdisho gudoomiye Tarsan ayaa ku baaqay in Muqdisho yeelato maamul u gaar ah oo ka madax bannaan dawladda federaalka.  Duqa waxaa uu ku baaqay in la kala saaro maamulka iyo danaha gaar ka ah ee dadka reer muqdisho iyo dawladda federaalka.  Tarsan waxaa uu tusaale u soo qaatay inaanay taliyaha nabad sugidda Muqdisho [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Mrs. Ballarin’s War

The improbable tale of a West Virginia heiress the Pentagon hired to take on Somalia’s jihadists. Foreign Policy | BY MARK MAZZETTI |APRIL 15, 2013 | The MV Faina, a Ukrainian-owned merchant ship, was hugging the coastline of Somalia as it steamed toward Mombasa, Kenya, in September 2008. But it would not reach its final [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Faysal Cali Waraabe: Maxaa maanta laga hayaa ?

Faysal Cali Waraabe waa siyaasi ka soo jeeda Gobalada Waqooyi ee Soomaaliya, waan Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Faysal waa nin aan ka fiirsan hadalada uu ku hadlo. dadka qaarkiis waxay ku tilmaamaan nin hadaladiisa iyo maskaxdiisa aan isla socon, qabana xasaasiyad Qabiil. Faysal wuxuu warbaahinta ku faafiyey Hadalo Xasaasiyad abuuray, isagana taariikhda baal madow uga gashay. [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Kismaayo, Kenya iyo Kadeedka Soomaali kusoo wajahan

By Bashiir M. Xersi - Lix bil baa laga joogaa maalintii ay galeen Ciidanka Kenya gudaha Magaalada Kismaayo. Sidoo kale, sannad iyo bar ayey ku sii socotaa, ayaantii Keenyaanku ku soo xadgudbeen ciidda iyo calanka Soomaaliyeed. Labadaa maalinba siyaabo kala duwan ayaa looga kala hadlay. Alalaas iyo jadbo, mar beel ku baabnaa, marna beeso ku bullaamayey. [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Why Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has lost the presidency?

Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has lost deservedly the presidency even though he was endowed with ability to amass a massive wealth to buy the parliament, employing threats and intimidations if money didn’t work etc. He lost simply because all the Somali people irrespective of their clan were sick and tired of his reign of terror, [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Qabyaalad ficil ahaan u jirta, af ma qarin karaa?

“Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane”- Cabdilahi Suldaan Maxamed “Timacade” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaas kabacdi,akhristaha sharafta badanoow, waxaan qormadan uga hadlidoonnaa sida dadkeena Soomaaliyeedqaarkood iyagoo afka ka diidaya Qabyaalada, gaar ahaan marka eey meelaha maxfalka ah joogaan, eey hadana dhinaca kale, [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Ninkii ciirtaada cabay ayaa caydaada yaqaan!

Ninkii ciirtaada cabay ayaa caydaada yaqaan waa South Africa iyo Soomaalida Kenya Zujuuga Magacaygu waa C\Kariim Jiirow Sharmarke waan salaamayaa ummadda Soomaliyeed meel kasta ey joogto waxaan ka qayb galay shir arrimaha afrikaanka looga hadlayey oo Washington ka dhacay waxaana yimid shirkaas safiirka South Africa. Markii lagu jiray nasashada ayaan u tagay safiirka waana i [...]

Share on Facebook
Continue reading …