- INAA LILAAHI WA INAA ILEYHO RAAJICUUN – Tacsi Tiiraanyo u direynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, beesha Karanle iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoday sida xaasaskiisa Muumino Cismaan Dhicisow ‘Mushaani’ iyo Hani Xayle Cabdi Bariise Marxuum Gaashaanle Sare Cabdulahi Maxamud Samatar ‘Kornel Black’. Jaaliyadda Beesha Karanle ee Denmark – HALKAAN GUJJI Jaaliyadda Beesha Karanle [...]
Share on FacebookInaa-Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow. Madaxweynaha ayaa wuxuu ku tilmaamay Marxuumka geeriyooday inuu kasoo qeyb qaatay nabadeynta Soomaaliya. Wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janatul [...]
Share on Facebook Continue reading …Tacsi Inaa-Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa wuxuu u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan qoyskii,asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan oo xubin ka ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa wuxuu ku tilmaamay Xildhibaankii geeriyooday inuu [...]
Share on Facebook Continue reading …Waxaan halkan tacsi uga direynaa Geeridii ku timid Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhammac “Gaariye” waxaan leenahay Ooridii iyo Awlaadii eheladdii iyo Asxaabtii iyo dhamaan Umadda Soomaaliyeed ayaan uga tacsiyeynaan Geeridaa naxdinta leh ee ku timid Abwaankeena Barrihii Afka iyo ilaaliyihii hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, Geeridu waa Xaq waxaan leenahay ilaahayoow Abwaanka u Naxariiso, wuxuu ahaa [...]
Share on Facebook Continue reading …
Inaa lillaahi waa inaa illaahi Raajicuun Waxaan halkan, Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa, Geerida ku timid , ilaahay haw naxariistee, Marxuum Axmed warmooge Maxamed, oo ku geeriyooday Degmada Berbera ee Gobolka Saaxil Jamhuuriyada Soomaaliland, waxaan leenahay Dhamaan reer Axmed warmooge iyo reer Warmooge Maxamed , ilaahay Samir iyo Iimaan haka siiyo,Marxuumkana Janatul firdowsa haka waraabiyo, [...]
Share on Facebook Continue reading …
Jaaliyadda beesha Karanle ee Skaandaneefiyanka oo tacsi tiiraanyo leh u direyso qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Mareeyihii Airportka Muqdisho Ibraahim Iimaan Xalane Stockholm, Sweden Jaaliyadda beesha Karanle ee dalalka Skaandaneefiyanka waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan mareeyihii gegida diyaaradaha ee Aadan Cade marxuum Ibraahim Iimaan Xalane ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo. Jaaliyadda Karanle [...]
Share on Facebook Continue reading …
Waxaa shalay oo taariikhdu aheyd July 25, 2012 ku geeriyooday magaalada Toronto ALAHA u naxariistee MARXUUM Maxamed Aadan Gabeyre. Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraayo dhamaan Qaraabadiisa, Eheladiisa iyo Asxaabtiisa – waxayna ILAAHAY uga baryayaan in NAXARIISTIISII JANNO geeyo Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka tegayna Samir iyo Iimaan kasiiyo. Aaamin Aaamin Aaamin Anagana hadaan nahay bahda [...]
Share on Facebook Continue reading …
Dhambaal Tacsi ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay u direyso Eheladda Marxuum Ambassador Jaamac Dirir Guuleed. Share on Facebook
Share on Facebook Continue reading …
Gudoomiyaha Rugta Gancsatada Soomaaliyeed oo Caawa Tacsi U diray Ganacsatada Soomaaliyeed….. Gudoomiyaha Rugta Ganacsatada Soomalaiyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali’ Gabeyre’ isagoo ku Hadlaya Magaca Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Kiisaba waxa uu Tacsi U dirayaa dhamaan Ganacsatada Soomaaliyed Gaar ahaan Kuwa Gobolka Banaadir isagoo uga Tacsiyeynaya Geeridii Naxdinta laheyd ee Ku Timid Alaha U Naxariistee Gudoomiyihii [...]
Share on Facebook Continue reading …
Toronto – June 26, 2012 – (QOL) – IINAA LILAAHI WA INAA ILEYHO RAAJICUUN – Tacsi Tiiraanyo leh ee ku socoto DHAMAAN REER CALI XAAJI MAXAMED GUULEED. Waxaan halkaan tacsi tiraanyo leh uga direynaa DHAMAAN REER CALI XAAJI MAXAMED GUULEED gaar ahaan SHIRE, CABAAS iyo LIIBAAN CALI XAAJI oo kukala nool Canada, USA, YURUB, ASSIA, [...]
Share on Facebook Continue reading …
Recent Comments