Home » Archives by category » Warka Maanta

Fadeexada Sportiga Soomaaliya: Warqad Furan ee ku socota Madaxweynaha Dawlada Federaalk Soomaaliya

Ku: Madaxweeynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Og: Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Og: Wasiirada Horumarinta iyo Adeega Bulshada Mudane madaxweyne marka hore waxaan kugu salaamayaa salaanta islaamka salaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu, marka xiga waxaan kuu rajaynayaa guul iyo in ilaahey kuu fududeeyo xilka adag ee laguu igmaday.   Intaas kadib Mudane madaxweyne waxaan kamid ahay kumanaanka [...]

Share on Facebook

    Since 2000 Number of Refugees are Coming to India seeking a protection From the UNHCR Office here in New Delhi-India and Nowa-days  they are Increasing Gradually,a Somali Refugees are coming to India in Different ways and it is depending upon background Asylum-Seeker and his Community and their Income.some Refugees are coming through Flight Ship [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO” Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo [...]

Share on Facebook
Continue reading …

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa  dhamaan ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo dhamaan bahweynta isboortiga gaar ahaan naadiga Jeenyo, tacsida kutimid MARXUUM XAAJI CIISE MAXAMED FIQI YUSUF oo ku geeriyooday dalka Sacuudiga. Waxaana ILAAHAY uga baryeynaa In Naxariistii janno geeyo Qoyskii, Eheleadii, iyo Asxaabtii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku boorriyay shacabka ku nool dagmadaas in ay kala shaqeeyaan maamulka bilic soo celinta dagmada iyo howlaha lagu sugayo nabadgalyada Gudoomiyaha degmada Deyniili mudane Xiireey ayaa Radio muqdisho  u sheegay in xalada amaan ee dagmadaasi ay soo hagaageyso kadib markii sida uu sheegay  howlgalo joogta ah halkaasi ka [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Xasan Dahir “Abuu Mansuur Al-Amriiki waa nool yahay, laakiin naftiisa ayaa halis ku jirta”

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa naqdiyay awaamiirta Hogaamiyaha Shabaab, isagoo ku tilmaamay nin keli talis ah oo maroorsaday awooda maamulka. Wareysi uu siiyay Telefishinka Somali Channel ayuu mar kale dab ku sii shiday khilaafka xoogan ee u dhaxeeya Saraakiisha sar sare ee Shabaab, isagoo ku baaqay in loo baahan yahay [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Lewiston’s Zam Zam Mohamud becomes first Somali immigrant on school board

by Bonnie Washuk, Staff Writer | Friday, May 17, 2013 | LEWISTON, Maine — Zam Zam Mohamud, described as popular and well-regarded in the community by a Bates College professor, is the city’s first Somali to serve on the Lewiston School Committee. Her appointment is a turning point for Lewiston, “when our city representatives begin [...]

Share on Facebook
Continue reading …

C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Kismaayo ee mdaxawenaha Jubaland State loogu doortay Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Madoobe. C/Kariin Xuseen Guulede Wasiirka Arimaha Gudaha oo  sheegay in wax la aqbali karo marnaba aysan Dowlada Soomaaliya raali ka aheyn aqoonsana doonin. [...]

Share on Facebook
Continue reading …

Kadib markii Shalay Kismaayo lagu doortay sida la sheegay Labo Madaxwayne, ayaa waxaa arintaasi siyaabo kala duwan oga hadlay Salaadiinta dhaqanka Soomaaliyeed. Coll Barre Aadan Shire ayaa shaaciyay waxyar un kadib markii lagu dhawaaqay inuu Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ku guulaystay doorasho ka dhacday Jaamacadda Kismaayo, inuu yahay Madaxwaynaha Jubbaland, isna dhankiisa sheegay in [...]

Share on Facebook
Continue reading …
Siyaasi ka soo jeeda Beesha Direed oo isna maanta loogu doortay Kismaayo Madaxweynaha Waamo State

Siyaasiga Cumar Buraaale Axmed oo dowladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya loo soo dhisay ka soo noqday Xildhibaan kana soo jeeda Beesha direed ayaa isna maanta ku dhawwaaqay inuu Yahay Madaxaweynaha Maamulka Waamo state laguna doortay Gudaha Ksimaayo. Cumar Buraale Axmed aya waxzaa uu sheegay in shir ka socday Ksimaayo maalmihii ugu Dambeeyay logu doortay Madaxweynaha [...]

Share on Facebook
Continue reading …