iska Hor Imaad Maanta Ka Dhacay Baladweyne

Baladweyne   | QOL | 20 Luulyo 2017Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa waxa ay sheegayaan in iska horimaad khasaare geystay uu ka dhacay Saldhigga Ciidamada Booliska magaalada Baledweyne. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka dambeeyay, kadib…