4386 Views

Qarax ka dhacay Kismaayo

____________________________________________________________________________

Kismaayo-280x175

Muqdisho | QOL | Agoosto 22, 2015 War deg deg ah ee naga soo gaaray magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in qarax ismiidamin ah uu ka dhac meel ciidamada ay leeyihiin oo mushaar loogu qaybinaayay. Ciidan taba-bar loo soo xiray ayaa ka mid ahaa quwa meesha joogay. Gaari laga soo buuxiyay wayaabaha qarxa ayaa lala galay xirada gudaheeda, kaas oo sababay dhimasho gaareeysi 20 ciidanka ka mid ah. Dhawaca oo an la qiyaasin ila iyo hada, ayaa loo gurayaa isbitaalka magaalada Kismaayo si loogu daweeyo.

Waa la sheegayaa in magaalada Kismaayo ay qasantahay oo dadku aad u wareersanyihii.

Wixi war ah ee nagu soo kordho, halkaan ka aqrista.

______________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment