5235 Views

R/wasaaraha DFS oo magacaabay Xil culus

____________________________________________________________________________

Muqdisho, 23 August 2015- Ra/wasaraha Dowlada Federalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, ayaa Decreto ku magacaabay ninka la yiraahdo Dr. Ismaciil Jimcaale Calasow in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Cadaalad, kasoo horay u ahaan jiray Xoghayaha joogtada ee Wasaarada Arimaha Gudaha oo mar dhow laga qaaday.

Nuqulki Decretada lagu magacaabay hoos ka aqriso.

jog1

______________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment