5742 Views

Buubaa oo ka tegay midnimadii Soomaaliyeed

Buubaa oo ka tegay midnimadii Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 2 September 2015 – Ismaaciil Hurre Buubaa oo ah nin siyaasada mudo dheer ku soo jiray isla markaana soo noqday Wasiirka Arimaha Dibada ee DKM, ayaa ku biiray Somaliland ee uu ka soo hor jeeday mudo aad u dheer.

Buubaa ayaa ahaa siyaasi rug cadaa ah ee aad loo yaqaano ayaa sanadihi dambeeyay aha Diblomasi ka shaqeeyo wadanka dibadiisa.

Ismaacil Hurre Buubaa ayaa goa’nsaday in uu ka soo horjeesto Midnimada Soomaaliya ee uu ku biro Samaliland oo an aqoonsi weli ka helin Aduun Weeynaha.

Maalmahaan dambe Buubaa wuxuu ku sugnaa Doxa-Qadar, halkaas uu ka soo raacay dayaarada keentay Hargeysa. In kastoo madaxda Dowlada Siilaanyo ayna cid uga imaanin, hadana dad fara badan oo shacbi ah ayaa garoonka dayaaradah ee Hargeysa ku soo dhaweeyayBuubaa7Buubaa3

Buubaa

____________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment