4635 Views

Wasiirrada Caafimada oo ka Cabaneeyso Dhaqaale Xumo.

Wasiirrada Caafimada oo ka Cabaneeyso Dhaqaale Xumo.
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 2 September 2015 – Wasiirka Caafimadka ee Dowlada Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed, ayaa cabasho ka muujisay dhaqale xumo la soo diristay Wasarada ay madaxda ka tahay, taas oo ay u suurta geli wayday in ay hesho waxyabihi asaas u ahaa ee dadka wax loogu qaban lahaa.

“Dhaqaale xumo darteed ayuu u socon la’yahay qorshihii Wasaaradda Caafimaadka howlaheeda ku socon siin laheyd waxyaabaha hada la qaban waxaa ka mid ah adeegii caafimaadka aas aasiga ee dalka Soomaaliyeed”ayay tiri Xaawo Xasan Maxamed mar ay u warameeysay idaacada af Soomaaliga ee VOA.

Wasiirada ay sheegtay in dhaqaalihi loogu tala galay ay gacanta ku hayso Beesha Caalamka ee Dowlada an faraheeda waxba ku jirin.

Xaawo Xasan ayaa afka ku dhufatay in ay wax ka qabaneeyso kana hortegeeyso ka ganacsiga Dawooyinga dhacay ee shacbiga dhibaata caafimaad ku hayo.

____________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment