4305 Views

Afkaada ka adkow marka aad fakareyso ama buuq aad kujirto

____________________________________________________________________________

Moqdisho | 7 September 2015 – Waxaa haboon iin aad daganaanta kudadasho ayaa muhiim ah waayo waxa xiliyadan 2-da ah heegan kujira dhamaan xubnaha neerfaha ee jirkaaga aad ayeeyna ushaqeyneysaa Maskaxdu waxadna kadareemi kartaa shaqadaas wadnahaga iyo maqaarka jiirkaaga waayo wadnuhu aad ayuu uga raac mayaa halka maqaarka jiirkuna soo saarayo dhidiid.

Arimahan fikiirka iyo buuqa waxa kadhasha xanuunada sokorta, dhiigkarka, qalaalka iyo islahadalka oo waxa ay badanaa sababaan xanaq iyo caro xilii ay suuragaltahay iin jiirku aanu heysan awood ama tamar adag oo uu kuqabiloo wareega dhiiga waayo waxa aad ushaqaynaya wadnaha iyo sanbabada.

Sababta jiirka unugleysa xanuunada sonkorta, dhiigkarka, qalaalka iyo islahadalka waa jiirka oo aan heysan tamar ama nafaqo waayo waxa suragal ah iin aadan xiliyadaas wax cuniin ama waxa aad cuuntay ay ahayeen kuwo aan Vitamino kufilaan siin jiirka kuwaas oo qayb kaqata fayaqabka iyo koritaanka jiirka waa Vitaminiskee.

Waxa xiliyadas aad fakareyso ama aad buuqa kujirto xadiir ku ah jiirkaga iyo agahaga junuud rabaniya adan arag siida caadada ah diiniyan oo isugujira Shayadiin iyo Riix diyar uu ah iin ay qabtaan howlahoda cadiga ah waxana suuragal ah iin Shayadiintu kugudhiri galiyan qadashada go’aan sababa xanaq ama samaynta ficiil keeni kara waxyelo sababta xanaq kuwaas oo keeni kara cudurada aan koor kusoshegnay.

W.Q: Wariye/Qaliif: Daauud Cabdi Daud

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment