4266 Views

Macalin mar dhow lagu dilay Dharkeenley

____________________________________________________________________________

nattinghill-police-1

 

Moqdisho, 9 September 2015-Nin macalin ah oo aad loo yaqaan ayaa lagu dilay xalay degmada Dharkeenley ee Gobolka Banadir. Macallinkaan ayaa waxaa toogtay labo dhalinyaro ah oo ku hubeeysnaay bustolado, isla markina gobta way ka baxsadeen.

Macalinkaan oo macagaciisa la oran jiray Caano Geel, ayaa ahay nin xaafada Macmacaanka laga yaqaan, halkaas uu Iskool ka dhigi-jiray.

Falka ka dib, ayaa Ciidanka Dowlada goobta soo gaaray isla markaana billabay baaritaan in kastoo anay cid soo qaban ila iyo hada.

Ma aha marki ugu horreysay oo Dharkeenley dad lagu dilo oo marar hore ayaa falal ka la mid ah ay ka dhaceen

__________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment