2142 Views

65 qof ayaa ku dhintay masjidka Xaramka

MEKKA | September 11, 2015 – Ugu yaraan lixdan iyo shan qof ayaa ku dhintay masaajidka xaramka ee magaalada Maka ee dalka Sacuudi Carabiya kadib markii uu soo dumay wiish ka mid ah kuwa lagu dhisayay halkaasi.

Masuuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya waxay sheegeen in in ka badan 15o qof ay ku dhaawacmeen.

Haddaba si aan wax badan uga oggaanno sida ay wax u dhaceen ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale, wuxuu telefonka magaalada Maka kula hadlay Axmed Aadan Dagaal (axmed Safiina) oo ah wakiilka arrimaha Xajka ee Somaliland.

Share This Post

Post Comment