5484 Views

Madaxda Ahlu-sunna oo ka baxday Dhuusamareeb

____________________________________________________________________________

Muqdisho, 10 September 2015 – Wararka ka imaanaya Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay iskaga baxeen magaalada Dhuusamerrb ka dib marki ay la kulmeen ciidamada Itoobiya. Lama yaqaan weli in Ciidamada Itoobia ay amar siiyeen Ahlu-sunna iyo in kale, balse waxaa hubaal ah in Dhuusamareeb ay faarujiyeen.

Waxaa intaa raacasan in Ciidamada Itoobiya ay ku amreen Ahlu-sunna in ay hubka dhigaan kuna biiraan Maamulka cusub ee Galmudug.

Waxaa kale oo la sheegayaain dhaawici Cabudwaaq la geeyay Guriceel oo halka lagu daweynayo.Ahlu-sunna marki looga adkaaday dagaalki Caabuudwaaq, ayeey u bateen dhinaca Guriceel, halkaas oo ay isku uruursanayaan.

Si kastaba ha ahaatee, Galmudug weli meel qasan, balse sida ay arinta ku dhamaato waa la ogaan-doonaa.

.

____________________________________

Ali Omar Ghedi

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment