8472 Views

TACSI: Dr. Maxamed Cariif Qaasim

TACSI: Dr. Maxamed Cariif Qaasim
____________________________________________________________________________

TACSI TIIRAANYO LEH

INAA LILAAHI WA’INAA ILEYHI RAAJICUUN

Dhamaan dadka hoos ku xusan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan REER CARIIF QAASIM geeridii naxdinta leheyd ee ku timid walaalkood MARXUUM DR. MAXAMED CARIIF QAASIM oo ku geeriyooday dalka Holland. Waxayna ILAHAY uga baryayaan in ALLE janadiisa FARDOWSA geeyo Eheladii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan kasiiyo.
  1. Maxamed Xaaji Giftin
  2. Cabdirashiid Yusuf(Gacamey)
  3. Macalin Cusmaan
  4. Cabdiraxmaan Iiman
  5. Shikh Nuux
  6. Zaynab Maxanuud Afrax
  7. Zaynab Maxamed Afrax
  8. Macalin Caasha
  9. Mukhtar Ugaaska
  10. Qaamuus
  11. Cali Cusmaan Cali
  12. Cabdiladiif Muufo
  13. Jilibey
  14. Inj.Maxamed Macalin
  15. Muse Faroole
  16. Cabdulahi Nuur Kolombo
  17. Cantar Jeenyo
  18. Xasan Xarbi
  19. Maxamed Walaal
  20. Cali Walaal
  21. Cabdirisaaq Masay
  22. Maxamed Mire
  23. Cabdulqaadir Juba
  24. Cabdifataax Cumar Macalin
  25. Cabdicasiis Giftin
  26. Cabdirisaaq Giftin
  27. Kamaal Boostaale

Anagana hadaan nahay bahda Qaranimo Online waxaan tacsi midaa lamid ah u direynaa dhamaan reer Cariif Qaasim, Eheladii iyo Asxaabyii uu ka geeriyooday Marxuuma Dr Maxamed Cariif Qaasim  Samir iyo Iimaan ha ka wada siiyo.

.

Aaaaaaaaamin….  Aaaaaaaaamin…. Aaaaaaaaamin….

.
.
Dr Cali Cusmaan Cali
Atlanta, GA – USA
__________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment