7587 Views

MARXUUM GABEYRE: HALYEY WEYN OO AYNU WAYNAY

MARXUUM GABEYRE: HALYEY WEYN OO AYNU WAYNAY
____________________________________________________________________________

Ref: 07/2015

WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 21-September-2015 –  Qaraxii ismiidaaminta gaari ee xalay lala beegsaday Alabaabka hore ee Madaxtooyada Soomaaliye ayaa galaaftay ugu yaraan 11 ruux oo Soomaali iyo Polish isugu jira, waxaana ka mid ahaa Marxuum C/qaadir Gabeyre Faarax, kaasoo ka mid ahaa aasaasyaasha Xisbiga Kulan, iyo xubin Golaha Dhexe ee Xisbiga.

Xisbiga Kulan waxaa uu u tacsiyeynayaa qoysaskii, qaraabadii, xubnaha Xisbiga Kulan iyo labada Shacab ee Soomaaliya iyo Poland. Kuwaas oo ay ka geeriyoodeen shaqsiyaad qiimo badan, waxanan u rejeynaynaa kuwa dhaawacmay caaafimaad degdeg ah.

kulan-gabeyre-1

Gudoomiyaha Xisbiga Kulan Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) oo dhacaleeceeyay falkaas ayaa si  murugo leh u yiri “Maanta waa waa maalin mugdi oo lama iloobaan u ah dadka Soomaaliyeed iyo Xisbiga kulan oo waayay Marxuum Gabeyre oo ahaa halyeey weyn, aqoon yahan, siyaasi, u dhaqdhaqaaqe arimaha bulshada, oo dhiirigelintiisa dhalinyarada iyo warfidiyeenada ay ahayd mid ka muuqatay Muqdisho iyo Gobolada Dalka”

Gudoomiye C/qaadir Barnaamij  ayaa intaa ku daray “ Marxuum C/qaadir Gabeyre  waxaa uu ku dhashay,  Magaalada Burco Taariikhda markay ahayd 26/06/1955 ,  wuxuuna ka baxay jaamacada Umdurmaan(Sudan) ummmada waxaa uu ka soo shaqeeyay Dalka Kuwait, Yaman iyo Dalka Poland oo uu ku noolaa ku dhawaad 25 sano, waxa uuna mashaariic horumarineed ka fuliyay Gudaha Dalka Soomaaliya, xaqiiqdii Marxuum Gabeyre waxaa uu ku noolaan doonaa xusuusteena weligii”

Marxuum Gabeyre waxaa  uu ahaa xubin firfircoon oo ka tirsan Xisbigeena aragtidiisuna waxay dowr ka qaadaneysay sidii isbadal dhab ah u  dhici lahaa 2016 iyo sidii loo abuuri lahaa Xiriirka qoto dheer oo u dhaxeeya Xisbiga Kulan  iyo Xisbiyada Dalalka Yurub.  Dhanka kale waxaa uu ka shaqeynayay sidii Hay’adaha Qaranka ay u noqon lahaayeen kuwo shaqeeya.

kulan-gabeyre-4

–DHAMAAD–

Press Release

 

Mr. Gabeire: A Great Hero, We lost !!!

 

(Mogadishu: 21, September, 2015)  A suicide car bomb at the front gate of the Somali Presidential Palace has claimed well over 11 Somalis and Polish Citizens including Abdulkadir Gabeire Farah who was a member of the founding fathers & member of Central Committee of the Somali Congress Party (Kulan). The Party Conveys condolences to the families, relatives, Party members, , Somali People and Polish People for the losing those great People, and we wish those injured to recover soon.

The Chairman of Somali Congress Party Abdulkadir Mohamed Osman has condemned the act and sorrowfully said “Today is a dark and unforgettable day for Somali People, and Somali Congress Party for the lost a Mr. Abdulkadir Gabeire Farax who was a great hero, educationist, Politician and social activist whose youth and Journalists motivation was visible in Mogadishu and Other regions in Somalia”

kulan-gabeyre-3

The Chairman further added “Mr. Gabeire was born in Burao (North Somalia), in 26/6/1955, Graduated from Omdurman Islamic University (Sudan), Worked and held several posts in Kuwait, Yemen and Poland where he lived near to 25 years and he contributed to a lots of Empowerment & developmental projects in Somalia and He worked deepening the bilateral relations between Somalia and Poland. Really Gabeire will live in our memories forever”

On the other hand Mr. Gabeire was a enthusiastic and committed member in our party whose views where to contribute to reach real change in 2016 and to create deep relations between Somali Congress Party and European Parties. On the other hand he was also working the national institutions to become functional.

–END–

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment