4092 Views

Waa laga baxi-doona, balse Soomaali Xalaal ah ayaa loo baahanyahay.

____________________________________________________________________________

Muqdisho, September 23, 2015 — Somaaliya waxa ay ubaahantahay madax karti u leh in ay iska dhiciyaan Xabashida, meel kasta wadanka ka soo gashay. Waxan aragnaa in Itoobiya ay dooneeyso in ay wadankeena gumeeysato, ayada oo la taliyaal ay u yihiin kuwa u bartay in ay Xabashida gacanta u hoorsadaan.

Shacbiga Soomaaliyeed ayeey u taal arintaas ceebta leh. Xabashi Soomaaliya ma qabsan-karto, lakinse waxaa u maja-xaabinayo Basaasiin lagu yaqaano in ay wadanka iibsadaan, ka dib marki ay ku fashilmeen siyaasadi wadanka.

 

 

.

.

_________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment