4287 Views

Ahlu Sunna oo diyaar u ah weerar ay ku qaado Galmudug

____________________________________________________________________________
Somali militants from the pro-government Ahlu Sunna Waljamaca (ASWJ) group perform a religious hymn during a military exercise in the Bermuda neighborhood in southern Mogadishu, May 15, 2010. Somalia's government on March 15 agreed to bring the moderate Sufi militia group on board to fight against Islamist rebels threatening to topple the administration.   REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: POLITICS CIVIL UNREST RELIGION)
Muqdisho, 27 September 2015: Ciidanka Ahlu Sunna ayaa beryahaan dhaq-dhaqaaq ka waday meel ku dhow Degmada Cadaado, oo xarun ku meel gaar u ah maamulka Galmudug. Waxaa la sheegayaa in ay ku sii dhawaaneyso magaalada Cadaado, halkaas oo Ciidamada Galmudu ay difaac adag ay uga jiraan.  Ciidankii Ethiopia ee joogay aagaas ayaa ka baxay ayaga oo ku wareergay Dhuusamareeb. Ethiopia ayaa dooneeyso in Ahlu-sunna ay qabsato Cadaado, waana Fitna ay dowlada Ethiopia ka wado gobollada Soomaaliya oo dhan. Ahlu sunna ayaa hubka iyo sanada military ka hesho dhanka Etiopia taas oo fududeeysay in ay maamusho Gobollada Dhexe. 

Dhanka kale “Ethiopia ayaa wado olole xoog leh oo ay ku dooneeyso in ay qabsato Soomaalia oo dhan si ay Mareykanka wakiil uga noqoto dhaqaalana uga hesho.” sidaas waxa qaba siyaasiyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya.

————————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment