4662 Views

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Jawaabay “Diidmada Kenya” ee Dacwadda badda

____________________________________________________________________________

Xeer-ilaaliye-Axmed-Cali-Daahir-3-620x264

Muqdisho, 10 October 2015– War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in dowladda Kenya ay ka wal walsantahay saldhg la’aanta qaanuuneed ee doodooda la xiriirto sheegashada badda Soomaaliya.

Dowladda Kenya sida ka muuqata dacwadda ay u gudbisay maxkamadda caalamiga ah waa mid ka marqaati kacaysa xadgudubka badda Soomaaliya, isla markaana rabitaankooda uu ku saleysanyahay in xaaladdu ay ahaato sida hadda tahay, “Status Quo” ayna ishortaag ku sameyso dalabka dowladda Soomaaliyeed ee ku aadan xadgudubka ay Kenya ku sameysay biyaha Soomaaliya in lagu dhameeyo si waafaqsan qawaaniinta caalamiga ah iyo Maxkamadda awooda u leh dhageysiga iyo go’aan ka gaarista is qabadyada xadeynta badaha caalamiga ah.

Hadaba Akhriso War-saxaafadeedka

War-Saxaafadeed2

Press2

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment