6831 Views

Isbedelo qurux-badan oo laga dareemayo Gaalkacyo

____________________________________________________________________________

IMG_87871-620x264

Muqdisho, 11 October 2015- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaa xilliyada habeenkii laga Dareemayaa Xaslilooni baahsan , taasi oo sahlaysa inuu si xawli ah xilliga dambe u Socdo isu socodka dadka iyo gaadiidka, maadaama ay magaalada 99% tahay Amni layskuna halayn karo Nabad gelyada baahsan ee ka jirta.

Waddooyinka iyo goobaha ganacsi waa kuwa furan, laamaha Ammaankuna waxaa ay si dardar leh u wadaan sugidda Nabadgeliyada , shacabkuna waxa ay si buuxda ula Shaqeynayaan laamaha Amniga Puntland, iyagoo meel uga soo wada jeesanaya Cadowga.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug gaar ahaan dhinaca waqooyiga waxaa kale oo ka soconaya mashaariicda horumarineed oo ay Dawlad Gobolleedka Puntland kawado , kuwaasi oo si habsami leh u soconaya.

IMG_8717

IMG_8733IMG_8737IMG_8848

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment