6771 Views

TACSI… Marxuumad Idil Ladane Salah

TACSI… Marxuumad Idil Ladane Salah
____________________________________________________________________________

Muqdisho – Isniin , November 09, 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxigeenka H.E. Ahmed Ali Mohamed (Kadiye) , Xoghayaha joogtada Mr. Ali Mohamed Ali ,Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, Danjirayaasha , Diblomaasiyiinta, Lataliyeyaasha iyo Dhammaan Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi u dirayaan Ambassador Ebyan Ladane Salah oo walaasheeda Dr. Idil Ladane Salah oo saaka ku geeriyootay Magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ,halkaasi oo muddooyinkii u dambeeyay ay ku xanuunsaneysay.

Haddaba, annagoo ka murugeysan , kana tiiraanyeysan geerida Marxuumadda, ayaa waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto,qabrigeedana nuur iyo neecaaw udgoon ku siiyo , Aamiin… Aaamiin.

INAA LILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

.

.

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment