3390 Views

Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka ah oo sheegay in Soomaaliya ka soo baxday God mugdi ah.

____________________________________________________________________________

Moqdisho, November 20, 2015 — Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya oo wareysi xasaasi ah siiyay Idaacada VOA qeybteeda Afsoomaaliga, ayaa sheegay inay Soomaaliya ka soo baxday God madow ayna boos siyaasadeed oo wax gal ah ka raadsanayso Fagaarayaasha Siyaasada Caalamka.

Wasiirka, ayaa tilmaamay in Safaaradda ay ka furteen magaaladda Washington, ay ka digantahay talaab muhiima, maadaama ay Washington tahay Caasimada Adduunka, sida uu hadalka u dhigay.

Wasiirka ayaa sheegay in Qareeno Ameerican, Faransiis iyo Soomaali isugu jira ay difaacayaan Dacwada la xiriirta Badda Soomaaliya. Xogtaan muhiimka ah, ayuu Wasiirku dusiyay xilli uu ka hadlayay, dadaalka aan la dafiri karin ee ay wado Dowladda Soomaaliya.

Hadalka Wasiirka hadalkiisa halkaan hoose ha dhageeyso.

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment