4308 Views

War-Saxaafadeed Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada

War-Saxaafadeed Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 23, 2015 – Xilka qaadis iyo Magacaabid laga dhaxsameeyey golaha Wasiirada ee xukuumada Somaliya

Degreetadaan Xilka looga qaadayey xubnaha golaha wasiirada qaarkood ayaa sidoo kalana qaar kale loo magacaabay jagooyinkii ay baneeyeen .

Wareegtadaan ayaa ka soo baxday Xafiika Ra’iisal Waaare Cumar Cabdirahiid iyada oo uu aqbalay madaxweynuhuna sida lagu Sheegay warsaxaafadeedka

Degreetada waxaa saxaafada u aqriyey agaasimaha warbaahinta ee Xafiika Rw Xarbi Cali Kulane

Waxaa xilkii Wasiirnimo laga qaaday Waiirkii hore ee ganaciga iyo Warshadaha Cabdiraxmaan Cabdi Cusmaan . Waxaana loo magacaabay xilkii laga qaaday  Enj Cabdirashiid Maxamed Axmed in uu noqdo Wasiirka Wasaaradaas.

Sidoo kale Waxaa xilkii Wasaarada korontada iyo Biyaha laga qaaday Maxamed Xasan Adan Waxaana xilkii laga qaaday loo magacaabay Mxamed Mursal Sh Cabdiramaan in uu noqdo Wasiirka Wasaaradaas

Noqul ka mid ah arsaxaafadeedka oo ay heshay somalisan ayaa  sidaan u qoraa:

 

goalaha-wasiirada-shaandheeyn

 

 

.

.

_______________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment