3867 Views

Sargaal ka tirsanaa Wasaaradda Amniga Qaranka oo maanta lagu dhaawacay Muqdisho.

____________________________________________________________________________

download (32)

Moqdisho, November 25, 2015 — Warar cusub oo iminka naga soo gaaray Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in qaliin uu ku socdo nin sargaal ah ee ka tirsanaa Wasaaradda Amniga Qaranka kaas oo maanta lagu dhaawacay Muqdisho ka dib ma soo weerareen koox hubeeysan asaga oo ku jira gaarigiisa.

Sargaalkaan oo ah Agaasimaha dhinaca hubka ee Wasaaradda, ayaa lagu magacaabaa Siyaad Maxamuud Cabdi Raxmaan la geeyay Isbitaalka Digfeer, kalkaas oo oo iminka qallin culus uu ku socdo.

Waxaa la sheegayaa in dhawaca soo gaaray Siyaad Maxamud, uu u badanyahay laguaha iyo qaar hore gaar ahaan feeraha iyo xabadka. Ila hada war faah-faahsan kama hayno balse wixi nagu soo kordho, anaga ayaa idin soo qori-doono, insha-Allah.

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment