6507 Views

Madaxweynaha dalka oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga…

Madaxweynaha dalka oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga…
____________________________________________________________________________

Muqdisho, December 1, 2015 –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane  Xassan Sheekh maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa si gaar gaar ah ugu qaabilay danjirayasha cusub ee ay dowladaha Finland iyo Tailand u soo magacaabeen Soomaaliya.

Kulanka ugu horeeya ayaa madaxweyanaha jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka arimaha dibedda Soomaaliya waxa uu la yeeshay safiirka cusub ee ay boqortooyada Thailand u soo magfcowday dalkeena prasittiporn wetprassit oo uu warqadaha aqoonsiga ka gudoomay isagoo  noqonaya safiirkii ugu horeeyay ee ay Thailand abid u soo magcowdo dalkeena.

Waxa uuna ka hadlay xiriirka u bilwoday Soomaaliya iyo Thauiland, isagoo sheegay in  aad farxad ay ugu  tahay inuu mdaxweyne xasan sheikh gaarsiiyay dhambaal aan uu uga siday hogaamiyaha wadanka Thailand,  waxaana soomaliya iyo Thailand uu xusay in ay yeelanaayan xiriir wada shaqeyneed oo dhinacyo badan ku qotoma sida gaancsiga iyo horumarinta beeraha.

Afhayeenka madaxweynaha Soomaliya Daa’ud Aweys Jaamac ayaa ka ahdlay waxyaabaha ay soomaaaliya iyo Thailand horseedi doono xiriirkan u bilowday, isagoo sheegay in uu horseedi doono wada shaqeyn iyo xiriir qoto dheer oo ku qotoma ganacsi,siyaasad, iyo arrimo kale.

Dhinaca kale madaxweyanaha  jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh maxamuud ayaa isla maanta xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay safiirka cusub ee ay dowladda finland u soo mgacowday dalkeena Tarja Orvoki  oo maanta muqdisho soo gaartay iyadoo ka hdashay sida uu labada dalba muhiim ugu yahay wada shaqeyn joogta ah oo dhex marta.

Wasiir ku xigeenka arimaha dibedda Soomaliya axmed cali kadiye ayaa sheegay in dowladda finland ay ka mid tahay wadamada Soomaaliya sxb-ka dhow la ah isagoo ka ahdlay dib u furahsada safaradaha caalamka ee dalkeena ku soo kordhaya.

waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-8
Mr Ahmed A. Kediye (L) Somali Deputy Foreign Minister, Daud Aweis (R), Spokesperson to the President. 1st Dec. 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-1
President Hassan and Thai new Ambassador to Somalia Mr Prasittiporn Wetprasit. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-2
President Hassan and Thai new Ambassador to Somalia Mr Wetprasit. 1st Dec 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-3
President Hassan and Thai Ambassador Mr Wetprasit at Villa Somalia. 1st Dec 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-4
Mr Ahmed A. Kediye (L) Somali Deputy Foreign Minister, Daud Aweis (M), Spokesperson to the President, Hinda Ali (R) Ministry of Foreign Affairs
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-5
President Hassan and new Finish Ambassador to Somalia Tarja Orvokki Fernandez at Villa Somalia. 1st Dec, 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-6
President Hassan and new Finish Ambassador to Somalia Tarja Orvokki Fernandez at Villa Somalia. 1st Dec, 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-7
President Hassan and new Finish Ambassador to Somalia Tarja Orvokki Fernandez at Villa Somalia. 1st Dec, 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-9
Thai Ambassador Mr Wetprasit (L), Daud Aweis (M) Spokesperson to the President, Mr Kediye (R),Somali Deputy Foreign Minister. 1st Dec. 2015. Photo by Villa Somalia
waraaqaha-aqoonsiga-danjire-nimo-10
Finish Amb. to Somalia Tarja O. Fernandez (L), Mr Kediye (M) Somali Deputy Foreign Minister, Daud Aweis (R) Spokesperson to the President. 1st Dec. 2015. Photo by Villa Somalia
——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment