3780 Views

DEG DEG: War murtiyeed laga soo saaray Shirki Wada Tashiga

DEG DEG: War murtiyeed laga soo saaray Shirki Wada Tashiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 16 December 2015: Waxaa maanta gelinkii dambe  soo xirmay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo maalmihii shirka socday la isku qilaafay habka doorasho ee la qaadanayo, kaas oo Madaxda Soomaalida ku kala aragti fogaa

War murtiyeedka shirka ka soo baxay ayaa ka kooban todobo qodob, kuwaas oo Madaxda shirka isku af garteen, waxaana qodobada ka mid ah in la dhiso Golaha aqalka sare iyo aqalka hoose, iyadoo la isku dheeli tirayo qaababka lagu soo xulayo ee 4.5 iyo hab deegaan labadaba.

War murtiyeedka ayaa la tix raaci-doona marki la isugu imaado shir kale ee ka dhici doon magaalada Kismaayo Bisha Jannayo 10keeda.

Shirka ayaa wali socda, in kastoo ay goor dambe tahay saacada Muqdisho, balse waxan idiin soo sheegi doona war murtiyeedka lagu dhawaaqi-doono gor dhow.

warmurtiyeed-kulanka-wad1 warmurtiyeed-kulanka-wadata

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment