3867 Views

Sarkaal ka tirsan Bangiga Hor-umarinta oo la dilay

Sarkaal ka tirsan Bangiga Hor-umarinta oo la dilay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 21 December 2015: Nin sarkaal ah oo ka tirsan Bangiga Hor-umarinta ayaa mar dhow lagu toogtay Xaafada Wdajir xilli uu u socday shaqadiisa. Marxuumkan oo magaciisa la oran jiray Cabdullahi Muumin, ayaa waxaa toogtay labo nin oo bastoolado ku hubaysan.

Labada qof ee dilka fuliyay, ayaa Goobta isaga baxsaday, kahor inta aysan Ciidanka Amaanka Degmadaasi gaarin Halka uu Dilka ka dhacay, waxaana ay ku guul-dareesteen inay gacanta kusoo dhigaan kuwi falkaas geeystay oo an weli faraha lagu haynin

Ma aha marki ugu horreysay oo Wadajir ay dilal noocaas ahi ka dhacaan. Ila hada cid sheegay dhibka dhacay ma jirto.

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment