8094 Views

Hambalyo Meher

Hambalyo Meher
____________________________________________________________________________

January 4, 2016 |

Aabo Cabdi Cali Siciid iyo Carruurtiisa, Hooyo Cibaado Xirsi iyo Caruurteeda, Hooyo Faadumo Xirsi Ducaale iyo Carruurteeda, Hooyo Khadiija Maxamed Cali iyo Carruurteeda, Jaamac Ibraahim Cali iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.

Dhamaan Qoysaska reer Cabdi Cali Siciid, reer Ibraahim Cali Siciid iyo reer Sahal Cali iyo Reer Cali Iidle, Cabdirisaaq Haybe, Fadxiye Haybe, Cabdishakuur Haybe, Cabdikariin Haybe, Cabdiwahaab Axmed Nuur, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdi Maxamed Cilmi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Xasan Maxamuud Cawad iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Cabdilaahi Maxamuud Cawad iyo Caruurtiisa, Faarax Maxamed Cilmi iyo Carruurtiisa, Muuse Maxamed Cilmi iyo Caruurtiisa, Cabdilaahi Maxamuud Axmed iyo Carruurtiisa iyo Xaaskiisa, Jaamac Maxamuud Axmed, Cabdi Maxamuud Axmed . Dhamaan Qoyska reer Axmed Cabdi, Ilma Saleebaan Cilmi, Reer Yuusuf Aw-cilmi iyo Cabdi Fataax Cismaan Xirsi, Sugulle Cismaan Xirsi, Aamina Cismaan Xirsi, Wacays Cabdi Xirsi, Sekeriye Cabdi Xirsi. Khaliif Ibraahim Cali, Hooyo Saado Maxamed jaamac iyo Carruurteeda, Hooyo Rooda Cali Jaamac iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Aadan Sahal Cali. Eeddo Caasha Cali Siciid iyo Hooyo Aamina Ibraahim Dhamaan dadkaasoo kala jooga Somaliland, Uk, Netherland , Soomaaliya , Itoobiya iyo wadamo kale oo Caalamka ahi, waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Boqorka iyo Boqoradda, Geesiga iyo Geenyada, Wiilka iyo Gabadha Ismaaciil Cabdilaahi Dhamac iyo  Juweriya Faarax Maxamed Dhuxul oo uu Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa 4/1/2016.

Waxaanay Dadka Hambalyada dirayaa ugu ducaynayaan Qoyska cusub, aqal-galkiina ku gaadha Bash-bash iyo barwaaqo oo noqda qoyskii isku Waara, Ubad khayr qabana kala hela.. Wiil iyo Caanno Gabadh iyo Caano.

Waxa kale oo Hambalyadaas mid lamida diraya Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland, Yuusuf Cismaan Garas, Xasan Cabdi Obsiiye, Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale), Axmed Cali Cigge, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Mustafe cabdi Maxamed, Saynab Cabdiraxmaan Cali,  Caydaruus Maxamuud Yuusuf, Axmed-yaasiin Aw Maxamed Jaamac Aadan, Cabdirisaaq Cismaan Garas, Cabdilaahi Qambaase, Axmed Dayib Aw Muuse, Ibraahim Qaasim Cismaan, Jimcaale  dhamac Ibraahim, Ifraax Maxamuud Sh. Yuusuf, Khadra Maxamed Cabdikariin (Khadra dheeman), Muuna Maxamed Carab, Hodan Cali Yuusuf, Jaamac Maxamed Yuusuf , (Jaamac Lows), Cabdixakiim Maxamed Xasan qasbaaye, Maxamed Cabdiraxmaan Cali Baranbaro, Maxamed Cali Xuseen, Ambasador, Daa’uud Gilin gilin, dhamaan dadkani waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Boqorka iyo Boqoradda, Geesiga iyo Geenyada, Wiilka iyo Gabadha Ismaaciil Cabdilaahi Dhamac  iyo  Juweriya Faarax Maxamed Dhuxul oo uu Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa 4/1/2016.

Aqal-galkiina ku gaadha Bash-bash iyo barwaaqo oo noqda qoyskii isku Waara, Ubad khayr qabana kala hela.. Wiil iyo Caanno Gabadh iyo Caano, ayey ugu duceeyeen Boqorka iyo boqorada.

“Reer lagu nastiyo

Rug barwaaqo taal,

rabigeen ka yeel

Raaskiina abid”.

.

Diyaariye: Saleban Abdi Ali

____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment