6693 Views

Dagaal ka socda qeeyb ka mid ah magaalada Muqdisho” Zona K “

Dagaal ka socda qeeyb ka mid ah magaalada Muqdisho” Zona K “
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 06 January 2016: Waxaa mar dhow na soo gaaray in Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku dagaallamayaan Xaafadda Zoone Key ee Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir taas oo dhow TRIBUUNKA.

Labad Ciidan ee iska hor-jeeda, ayaa waxaa ay u kala safan yihiin dad Guryo ay lahaayeen laga bur burinayay,halkaas oo ay Dowladdu sheegtay in ay leedahay Wasaaradda Gaashaandhigga,halka dadka degganna ay sheegayaan in digniin la’aan looga burburiyaya ayda oo waxba la ogeeysiinin.

War ka soo baxayaa ayaa sheegaya in Israsaaseynta ay weli ka socota Xaafadda Zoone Key qaraaha ka dhashay-na weli lama ogaa oo waa arin cusub.

 

 

 

.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment