3621 Views

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga Saxaafadda

____________________________________________________________________________

Madaxweyne-Xasan-620x264

Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Saxaafadda, kaasoo 28-kii bishii December ee sanadkii hore 2015 ay meel mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka, iyadoo sharcigan uu soo maray marxalado kala duwan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaya ayaa lagu cadeeyay in sharcigan uu dhaqan galayo xilliga uu Madaxweynaha saxiixo, iyadoo maalintii shalay oo taariikhda ku beegneyd 9 Janaayo 2016 si rasmi ah Madaxweynuhu u saxiixay, sidaas-na ku dhaqan galay.

Hadaba wareegtada Madaxweynaha uu ku saxiixay sharciga Saxaafadda oo nuqul ka mid ah soo baxay, hoos ka aqriso.

sharciga-saxaafada

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment