6723 Views

Qarax ismiidamin ah iyo weerar wada socda ee ka dhacay Xeebta Lido

Qarax ismiidamin ah iyo weerar wada socda ee ka dhacay Xeebta Lido
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 21 January, 2016: Wararka ka imanaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xeebta Liido ayaa sheegaya in  qaraxa kadib koox hubeysan ay gudaha u galeen baararka ku yaal xeebta Liido.

Wararka ayaa waxa ay intas ku dareen in rasaas culus ay ka dhacayso maqaayadaha Liido Seafood halkaa rasaas xoog leh ay ka dhacayso meelaha ku dhow.

Lama oga illaa iyo hadda qasaaraha ka dhashay inta uu la egyahay, balse waxaa jira jahawareer iyo argagax ka dhex jira gudaha Liido Seafood oo dad badan ay ku sugnaayee iyo ayada oo Khamiis ah.

Waa markii ugu horeysay ee maqaayadaha ku yaal xeebta Liido weerar sidan oo kale ah lagu qaado,hase yeeshee hore ayaa hotelo ku yaal magaalada Muqdisho lagu weeraray qaraxyo iyo is rasaaseyn.

Weli war huban lagama hayo qashaaraha meesha ka dhashay oo weli rasas ayaa dhaceeyso gudaha maqayada.

Wixi war ah ee ku soo qordha kala soco:  https://www.qaranimo.com

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment