4323 Views

Weeraro iyo qaraxyo ka dhacay Xeebta Liido

Weeraro iyo qaraxyo ka dhacay Xeebta Liido
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 21, 2016 – Weeraro iyo waraxyo is daba jog ah ayaa lagu qaaday hotelo kuyaala xeebta liida, ilo wareedyo ayaa sheegaya in weeraradaasi ay ahaayeen kuwo lala beegsaday hotelada Beach View iyo Hotel Liido  Sea Food.

Weeraradan ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwo ismiidaamin aha ayaa laga maqalay inta badan dhamaan xaafadaha kudhow holet -lada qaraxyadada lala eegtay, balse illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay iyo cidda ka dambeysay.

Weli waxaan cadeyn in qaraxa lala beegsaday Hotel Beach View ama Liido Sea Food, inkastoo xilliyada habeenkii ah tagaan halkaas mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somaaliya.

Wixii warar dheeraad ah kala soco – www.qaranimo.com

 

 

.

 

_____________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment