4170 Views

Axmed Madoobe oo sheegay in uu la dagaali doono Al-shabaab

____________________________________________________________________________

Muqdisho, 24 January, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay kormeeray xerooyin ciidan oo ku yaal magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku jiraan Ciidamada isku dhafka ah ee dhowaanahan tababarka u socday iyo Ciidamo ka tirsna Maamulkiisa.

Mudane Axmed Madoobe oo xirnaa dareyska Ciidamada ayaa ku hanjabay inay qaadi doonaan weeraro ka dhan ah Al-Shabaab, isagoo ugu baaqay Ciidamada inay u diyaar garoobaan.

“Waxaa la idinka rabaa inaa u diyaar garowdaan sidii dagaal loola gali lahaa cadawga Soomaaliyeed, waxaa wajaheynaa sidii deegaanada Jubbooyinka nimankaas loogaga saari lahaa”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbalan ay heystaan duruufo kala duwan, isagoo xusay in laga doonayo in duruufahaas u adkeystaan.

Axmed Madoobe ayaa xusay in ciidamada qaranka laga doonayo inay bedelaan ciidamada AMISOM, si ammaanka guud ee dalka ula wareegaan.

Madaxweyne Axmed Madoobe,Ciidamo ka socda kuwa Itoobiya oo qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa dhowaan gaaray Kismaayo, waxaana ujeedkooda lagu sheegay inay ka qeyb qaataan howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Axmed Madoobe ayaa shalay kormeeray xerooyin ciidan oo ku yaal magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku jiraan Ciidamada isku dhafka ah ee dhowaanahan tababarka u socday iyo Ciidamo ka tirsna Maamulkiisa.

Axmed Madoobe oo heysta xilka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida ee  Jubbaland ayaa balan qaaday in la bixin doono darajooyinka ciidamada isla markana la dalacsiin doono sarakiisha hogaamin doonta hawlgalada dhawaan bilaabanaya.

“Waxaa la idinka rabaa inaa u diyaar garowdaan sidii dagaal loola gali lahaa cadawga Soomaaliyeed, waxaa wajaheynaa sidii deegaanada Jubbooyinka nimankaas loogaga saari lahaa”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbalan ay heystaan duruufo kala duwan, isagoo xusay in laga doonayo in duruufahaas u adkeystaan.

Axmed Madoobe ayaa xusay in ciidamada qaranka laga doonayo inay bedelaan ciidamada AMISOM, si ammaanka guud ee dalka ula wareegaan.

Ciidamo ka socda kuwa Itoobiya oo qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa dhowaan gaaray Kismaayo, waxaana ujeedkooda lagu sheegay inay ka qeyb qaataan howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay kormeeray xerooyin ciidan oo ku yaal magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku jiraan Ciidamada isku dhafka ah ee dhowaanahan tababarka u socday iyo Ciidamo ka tirsna Maamulkiisa.

Axmed Madoobe oo xirnaa dareyska Ciidamada ayaa ku hanjabay inay qaadi doonaan weeraro ka dhan ah Al-Shabaab, isagoo ugu baaqay Ciidamada inay u diyaar garoobaan.

“Waxaa la idinka rabaa inaa u diyaar garowdaan sidii dagaal loola gali lahaa cadawga Soomaaliyeed, waxaa wajaheynaa sidii deegaanada Jubbooyinka nimankaas loogaga saari lahaa”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbalan ay heystaan duruufo kala duwan, isagoo xusay in laga doonayo in duruufahaas u adkeystaan.

Axmed Madoobe ayaa xusay in ciidamada qaranka laga doonayo inay bedelaan ciidamada AMISOM, si ammaanka guud ee dalka ula wareegaan.

Ciidamo ka socda kuwa Itoobiya oo qeyb ka ah howl galka AMISOM ayaa dhowaan gaaray Kismaayo, waxaana ujeedkooda lagu sheegay inay ka qeyb qaataan howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab.

madobe-1madobe-3madobe-6

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment