3531 Views

Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir

Madaxweynaha oo magacaabey Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir
____________________________________________________________________________

Muqdisho, January 25, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure oo noqonaya Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye Ku –Xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyadda.

Xeerkan cusub ayaa Madaxweynaha waxaa uu soo saarey markii uu garowsadey baahida loo qabo in la magacaabo mas’uul xilkan qabta.

Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure ayaa horey uga mid ahaa ku xigeennada maamulka gobolka Banaadir.

.

.

______________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment