4497 Views

Koobka Capital-One Finalkiisa Sanadkaan waa ka Tun weyn yahay kuwii hore

Koobka Capital-One Finalkiisa Sanadkaan waa ka  Tun weyn yahay kuwii hore
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 28, 2016 – Koobka Capital-One ee dalka Ingiriiska laga qaban qaabiyo Xili ciyaareed kasta horana loogu aqoon jiray Koobka Carling Cup-ka waa ka tun weyn yahay Fiinalkiisa Xili ciyaareedkaan 2015-2016, waxaana isagu soo haray 2 naadi oo caan ah kuwaasoo akla ah Liverbool iyo Man City oo sami fianlak 2 lugood ee la ciyaaray iska soo akla reebay Kooxaha Stoke City iyo Everton.

Hadaba Finalka Koobka Capital-one oo sanadkaan ah mid adag waxa la is weydiinayaa Liverbool iyo Man city kee gacanta ku dhigi doona ama macalimiinta Germany vs Chile kee hantiyi Doona
Kooxaha Liverbool iyo Man City oo ka soo dhexbaxay kooxo kaal heerar duwan oo ka qeybgalayay wareegyadii Tartankaan ayaa la filayaa Ciyaartooda finalka inay Ciyaaraan Ciyaar adag oo kooxdii awood badani la dheelmato Koobka capital -One
La arki doonee Cida Hantisa Koobkaan oo ka mida Koobabka laga Ciyaaro Gudaha Wadanka Ingiriiska Xili ciyaareedkaan ma Man city ayaa hanan doonta mise Libaaxyada Liverbool oo xili cyaareedkaan aad iskus oo canaantay.
.
.
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
_____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment