4908 Views

Mudane Axmed Madoobe oo Cadeeyay in loo Yeeriyay Go’aanki Shirki Muqdisho

Mudane Axmed Madoobe oo Cadeeyay in loo Yeeriyay Go’aanki Shirki Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 30 January, 2016: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo shalay ku laabtay magaalada Kismaayo kadib shirarkii doorashooyinka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in shirarkii labadii bilood ee ugu dambeeyey ay madaxda Soomaalidu ay ku lahaayeen ay fashil ku dhamadeen. Axmed Madoobe wuxuu intaa ku, in kadib markii ay heshiin waayeen ay Beesha Caalamku u yeerisey go’aankii kasoo baxay shirkii dhowaan lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho oo lagu go’aamiyey ku laabashada 4.5.

Taas waxa ay cadeeyneysaa in Soomaaliya Madaxdeeda, aysan gaari karin hesiis ay ku dhaqaan Dalkooda iyo Dadkooda.

Hoos ka Daawo Cadeeynti Axmed Madoobe

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment