3798 Views

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo Ku Si Jeeda Hobyo

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Oo Ku Si Jeeda Hobyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 08 February, 2016: Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen”Odawaa” oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan Dwlada Federaalka ayaa la filayaa ianay maanta gaadhaan Magaala Xeebeedka Hobyo oo hoos timaada Maamulka Galmudug.

Magaalada Hobyo oo ku taal Dhul Xeebeedka Galmudug, ayaa waxa haatan ku sugan Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed. Socdaalka Wufuudan isugu jira Heer Qaran iyo Mid maamul ayaa Socdaalkoodu wuxuu salka ku haya sidii dib loogu furi lahaa Dekeda Magaalada Hobyo,waxana Maamulka Galmudug ka Gacan siinaya Furitaanka Dekeda, Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan Hobyo.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment